By cartan On Tuesday, March 29th, 2011
0 Comments

Goal Line Video” Oo La Isticmaali Doono 2014

Madaxweynaha FIFA Sepp Platter ayaa Xaqiijiyay in la isticmaali doono adeega Goal Line Video oo ah Aalad Casri ah oo sheegeesa hadii kubadda ay dhaafto leenka u dhaxeeya labada Bir, koobka Aduunka ee sanadka 2014-ka More...

champions-league
By cartan On Friday, March 18th, 2011
0 Comments

Isku aadka wareega 8-da Champions League oo la sameeyay (Chelsea vs Manchester, Real Vs Tottenham)

Isku aadka wareega 8-da Quarter Final Koobka Horyaalada Qaarada Yurub oo aad loo dhowrayay ayaa goor dhoweyd la sameeyay, iyadoo kooxo dhowr ah oo aan la saadaalineyn inay isku aadaan, ay si rasmi ah isugu soo beegmeen. Xiriirka More...

By cartan On Wednesday, March 9th, 2011
0 Comments

Arsenal iyo Roma oo Laga Reebay Champion-ka

Kooxda Arsenal ayaa xalay ka hartay tartanka koobka qaarada Yurub ee Champions League, kaddib markii uu naadiga Barcelona 3-1 kaga badiyay lugtii 2-aad ee ciyaarta wareegga 2-aad ee tartanka. Horay ayaa Arsenal More...

By cartan On Friday, December 10th, 2010
0 Comments

Danjire Ameeriko oo booqday Xerada Qaxootiga Dhadhaab

Wafdi uu hogaaminayo  Danjiraha Soomaaliya u qaabilsan dalka Kenya ayaa shalay  booqasho ku tagey xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab oo ay ku jiraan boqolaal kun oo Soomaali ah. Booqashada ayaa waxaa safiirka ku wehliyay More...

By cartan On Tuesday, December 7th, 2010
0 Comments

Askari Lagu Qisaasay Muqdisho (Sawiro)

Maxkamadda ciidammada qalabka sidda ee dowladda Soomaaliya, ayaa sakay dil ku fulisay askari horay dil ugu geystay askari kale, waxaana xukunka askarigan la dilay uu dhacay bishii lasoo dhaafay ee November. “Askariga More...

By cartan On Thursday, December 2nd, 2010
0 Comments

Hambalyo Meher: Mudane Ducaale Cabdisalan Muuse & Marwo Hibaaq Maxamuud Ibraahim

Hambalyo Meher: Mudane Ducaale Cabdisalan Muuse & Marwo Hibaaq Maxamuud Ibraahim oo Meherkoodu ka dhacay dalka Sweden. Waxa halkan uga halabayaynaya Dhamaan Dhalinta Hoos ku qoran:- Ahmed cabdilaahi sugule Abdinuur More...

By cartan On Sunday, November 14th, 2010
0 Comments

Suldaan Siciid oo la Kulmay Odayaasha Jaliyada Maakhir ee Kenya [Daawo Sawirada]

Suldaan Siciid Cabdisalaam Maxamuud Cali Shire oo ah Isinka Guud ee Beelaha deegaanka Maakhir ayaa Kulan Hordhac is Waraysi ah la Yeeshay Odayaasha Deegaanka ee ku dhaqan Kenya, Suldaanka Guud ayaa Arbacadii aan More...

By cartan On Sunday, November 14th, 2010
0 Comments

Hablaha SSC ee Waqooyiga America oo Eedeeyay Xaglatoosiye & Sabarey

Qaar ka mid ah Hablaha gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn ee ku Dhaqan Gobolka Minnesota ee dalka Amraykanka  oo xidhiidh la soo sameeyay Taleex Media ayaa ku eedeeyay Xaglatoosiye iyo Sabaray in ay hormuud u noqdeen More...

By cartan On Thursday, November 4th, 2010
0 Comments

Axmed Cali Qodax oo Tacsi u Diraya Ehelka Marxuum Aadan Gole

Innaa lillaali wa innaa ileyhi raajicuun, Anigoo Ku Hadlaaya Magaca Qosyka Reer Cali Qodax iyo kayga Axmed Maxamed Cali Qodax Waxaan Halkan Tacsi Tiiraanyo Leh uga Diraynaa Dhammaan Qoyska Reer Koore Geeridii Ku More...

By cartan On Tuesday, October 19th, 2010
0 Comments

Puntland oo Marti Galinaysa Cayaaraha Gobolada Soomaaliya

Tartanka cayaaraha gobolada soomaaliya ayaa la shaaciyey in lagu qabandoono magaalada Garowe ee caasimada Puntland. Arintan ayaa ka danbaysey safaradii uu dhawaan ugu baxay madaxwaynaha Puntland dalka dibadiisa More...