Nimanka Jaamacsiyaad Soo Burburiyey Ma Dhulbahantay Xoreyn
ALLAA mahad leh Nabad gelyo iyo Naxariisina Nebigiisii Suubanaa korkiisa ha ahaato. Burburka dalkii iyo dadkii ka dhacay labaataneeyadii sano ee ugu danbaysay , beesha Jaamacsiyaad ee dhulbahante waxaa u dheer burbur More...
Jaamacsiyaad Garaadnimada kuma Heshiin By: Maxamud Caydiid
Mahad ILLAHAY baa leh Nabadgelyo iyo Naxariisina Nebigii sii Suubanaa korkiisa ha ahaato(SCW). Akharistayaasha qiimaha iyo qaayaha lahaow ku soo dhowaada markale iyo qormo iftiiminaysa qalaaasaha galay Garaadnimada More...
Qaylo Dhalaan ku Socota Dhamaan Shacabka SSC ee Daafaha Caalamka
CIID MUBAARAK dhamaantiin Mudanayaal iyo Marwooyin saqiir iyo kabiir ba Mahad ILLAAHAY baaleh Nabadgelyo iyo Naxariisina Nebigeenii Suubanaa korkiisa ha ahaato swwc. Anigoo ka faa’iidaysanaya munaasabada Ciida More...
Nin aan kuu Furi doonini Yuu kuu Rarin
Mahad ILLAHAY baa leh Nabadgelyo iyo Naxariisina Nebigeenii Suubanaa korkiisa ha ahaato CSW. Tan iyo bishii 2aad 2009kii waxaan in badan shacabka dhulbahante uga digay cawaaqib xumada ka dhalankarta haddii talada More...
Dhaan Loo Kala Eg ( Yaa Hargeysa ku Socda?)
Waxaa wax lala yaaba ah in mareegaha qaar lagu qoray ( wafti NSUM ah baa Hargeysa u socda) been cad oo aan geed loogu soo gaban in ay tahay waxaa kuu cadaynaysa NSUM waxay ilaa maalintii la aasaasay dagaal kula More...
Guul Baa Loo Dabaaldegaa Haddii La Gaadho, Guuldarana Murugo & Mudaaharaado Bay Leedahay
Sida aad mareegaha warbaahinta ka akhrisateen ama ka daawateen waxaaa laga bilaabo 15/10/10 ilaa 16/10/10 ka dhacay dhowr iyo afartan wadan dabaaldeg lagu xusayo sanadguuradii koowaad ee ka soo wareegtay aas aaskii More...






