Dastuurka Puntland oo cod aqlabiyad ah lagu ansaxiyay (cod+sawiro)
Waxaa maanta (18-04-2012) si rasmi ah u meelmaray dastuurkii cusubaa ee dawladda Puntland kaddib markii maanta ergooyinka aftida u qaadayaasha ah ee Puntland ay cod-aqlabiyad ah ku ogalaadeen dastuurkaasi. Tirada More...
Puntland: “Waan difaacaynaa gobolka Cayn”
Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland ayaa ku hanjabay in Dowladda Puntland ay difaacanayso gobolka Cayn kadib weeraro dhowr ah ay kusoo qaadeen maleeshiyada maamulka Somaliland oo rabay More...
Puntland oo qabatay sahay u socotay Al Shabaab
Hawlgal ay saaka ka fuliyeen ciidanka daraawiishta ee Puntland deegaanka Macagta ee agagaarka Sugurre iyo Galgala ee gobola Bari ayaa ay ku soo qabteen gaari saad sida oo la sheegay in uu u rarraa kooxaha Al-shabaab More...
Shabaab oo Baydhaba laga qabsaday
Waxaa goordhawayd galay magaalada Baydhabo ciidamada dawladda federaalka ee Soomaliya iyo kuwa Itoobiya kuwaas oo ilaa shalay kusii wajahnaa magaaladaas oo ay horay gacanta ugu hayeen ururka Al-shabaab. Guddoomiyaha More...






