Ururka sahan Ee Uk oo Deeq Lagac Caawimo ah Soogaadhsiyay Dhibane Kusugan Laascaanoood (Daawo+Sawiro)
Uruka Sahan Development Organisations ee uk magaalada manchester ayaa deeq lacag dhan 1200$ oo dolar ah soogaadhsiiyay Sakariye Axmed Cabdi oo ah dhibane Da’yar oo Xanuun Aan hore loogu arag G/Sool uu ku dhacay More...
Arday SSC ee Puntland u Dirtay Turkey oo la Shaaciyay (Dhagayso)
Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada puntland ayaa warbixin ka bixiyey deeqdii Dalka Turkigu bixiyey Saamiga ay ka heleen dadka ka soo jeeda deeganadda sool sanaag iyo cayn liiska ardayda deeganadan ka soo More...
Ururka SUDO oo Raashin Kaalmo ah Soo gaadhsiiyey 39Qoys oo dan yar ah Sawiro+VIDEO
Deeq ay ururka lagu magcaabo SUDO oo ay ku midaysan yihiin qaar ka mid ah dhalinta degaanadda SSC ee ku maqan dalka debediisa khaasatan magaaladda Birmingham ee cariga Ingiriiska ayaa loo qaybiyey 39 qoys oo ku More...
Gabdhaha Jaamacada Nugaal ee Nusget oo waxlaga xumaado kutilmaamay kubirida Sonyo uu kubiray NUSU
Anaga oo ah Gabdhaha Jaamacadda Nugaal ee magacoodu yahay NUSGED waxan halkan idinku soo gudbinaynaa qoraal aanu ku canbaaraynayo falkii ay ku kaceen Wiilasha Jaamacadda Nugaal ee NUSU waxa baryahan ku soo baxayey More...
Jaaliyada Swizerland oo LacagSoo gaadhsiisey Masjidul Jaamaca Laascaanood
Jaaliyada Wadanka Switzerland ayaa Deeq lacageed oo dhan 1,000$(Kundoolar) Soo gaadhsiisey Gudiga Gacanta ku haya Dhismaha Masjidul Jaamaca Laascaanood, Gudiga Gacanka ku haya Dhismaha Masaajidka ayaa Mahad Celin More...
Dhalinyaro u dhalatay Gooladda SSC oo ku dhawaaqday urur Cusub –Ururka Dhaqdhaqaaqa Dhalinyarada SSC Soomaaliya
Ururka Dhaqdhaqaaqa Dhalinyarada SSC Soomaaliya Abaabul iyo shirar Bilihii tegay ka socday Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, ayaa laga gaadhay natiijooyin wax ku ool ah oo waayo cusub u furaya Dadka mandaqada More...
Ururka Bisha Cas Ee Gobolka Sool oo Dad bara kacayaal uqaybiyay Agab isugu jira Weel iyo baca roobka (Daaw+Sawiro)
Xili Ay wali soo kordhayaan dadka barakacayaasha ah iyo kuwa ku cayroobay abaarihii dhawaa islamarkaana dhibaato weyn ka haysay dhanka hoyga xili lagu jiray xagaaga oo dabeelo xoogan ka dhacayaan deegaanaddan lagu More...
Shir Saxaafadeed ay Qabteen Culimada iyo Gudiga Dhismaha Masjidul Jaamaca Laascaanood+VIDEO
Culimada Magaalada Laascaanood ayaa Maanta Shir Saxaafadeed ay ku qabteen magaalada laascaanood waxay kaga warbixyeen daymo lagu leeyahay Masaajidka iyagoo sheegay in masjidku uu haatan marayo Heer Gabo Gabo ah More...
Ceel Riig ah oo Laga Hirgaliyay Sarmaanyo (Video)
Masuuliyiin ka socda Hay’adaha NPA iyo SVO ayaa kormeer ku tagey deegaanka Sarmanyo oo ka tirsan gobolka sool halkaas oo uu ka socdo ceel biyood riig ah oo laga qodayo deegaanka Sarmaanyo kaas oo qoditaankiisa More...
Ururka Bisha Cas Ee Gobolka Sool oo bilaabay Barnaamij Bacaha Qashinka ah lagaga cidhibtirayo Magaalada Laascaanood
Ururka Bisha Cas Ee Gobolka Sool ayaa ka bilaabay magaalada laascaanood mashruuc bacaha qashinka ah lagaga nadiifinayo gudaha magaalada mashruucan oo isugu jira in shaqa abuuris loo sameeyo dadka barakacayaasha More...






