gabay
By Dr. Abdullahi Hassan Spanish On Wednesday, November 23rd, 2011
0 Comments

Gabay: Wanka Xamilka Laga Soo Furay- By Cabdillaahi Spanish

Indhoweyd xa’dii gabay ka tegey xulashadeediiye Xilladiisu jeer ay gashoo xarafku ii muuqdo Xayiraadda waa taan ku ridey tan iyo xayskiiye Xaadiyo dhafoorkay hadduu xayga ka cadaaday Xaramkii u dhoof baan lahaa More...

Ahmed M. Mohamoud "Silanyo"
By Dr. Abdullahi Hassan Spanish On Wednesday, October 26th, 2011
0 Comments

The Other Horn of Africa: A Response By Dr Abdullahi Spanish

As an introduction to his article posted in Wardheernews.com, Mr. Silanyo tried unashamedly to exploit the misfortune of other Somali clans by referring to the “drought, famine, refugees, piracy, violence More...

Xorayn Ma Wadnee Xalaalayn Baanu Wadnaa !!!!!!
By Dr. Abdullahi Hassan Spanish On Sunday, October 23rd, 2011
0 Comments

Xorayn Ma Wadnee Xalaalayn Baanu Wadnaa !!!!!!

Hordhac Waxa nasiibdarro ah markii dhawr sano ka hor aqoonyahankii NSUM ku bahoobey soo jeediyey xorayn ha loo hawlgalo ka dibna shir wadatashi dhulkii ha ka dhaca. Waxa dagaalkii u horreeyey kala horyimi waayeelka More...

gabay
By Dr. Abdullahi Hassan Spanish On Sunday, October 9th, 2011
0 Comments

HABARWAAGU DAAROODKA SOW HAYB KA MIDA MAAHA? (Gabay)

Waa tix gaaban oo ku saabsan jaahwareerka lagu hayo beesha degta gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn (SSC) oo ay weliba ku hayaan dad iyaga ku abtirsada laakiin ay muuqato in ay siyaasad qarad leh oo ugu yaraan 7 sano More...

aayad
By Dr. Abdullahi Hassan Spanish On Thursday, October 6th, 2011
0 Comments

Xaqa iyo Baadilka iyo Aayadda 17naad ee Surat Ar-racad (By Cabdilaahi Spanish)

Aayadan marka af soomaali ahaan macneheeda loo eego, waxay leedahay: Wuxu ka soo dejiyey samada biyo waxayna soo rogaan togag, midba awoodiis soo rogmadey isaga oo xambaarsan xaafood kor heehaabaya oo qaab looga More...

cartoon
By Dr. Abdullahi Hassan Spanish On Sunday, September 11th, 2011
2 Comments

Hal Aad Nin ku Baratay Halbaas Ma Aha (Maqaal By Dr Spanish)

Waxa muddo dheer waayeelka qaar u noqday tab, xeelad iyo hab-dhaqan ay ku qadhaabtaan ama ku fuliyaan wixii ay markaas u arkaan in dantooda gaarka ahi ku jirto, afar hal oo aynu maqaalkan gaaban ku xusi doono haddii More...

By Dr. Abdullahi Hassan Spanish On Wednesday, February 16th, 2011
1 Comment

Dulaanka SNM,Dagaalkii Kalshaale iyo Dabayl Raaca Culimada

Hordhac Taariikhdu markay ahayd 07/02/2011 waxa dad badani ku waabariistey oo warbaahinta qaarkeed inoo soo gudbiyeen in meel la yiraahdo Kalshaale oo ku taala gobolka cayn dagaal dad badani ku naf waayeen ka dhacay. More...

By Dr. Abdullahi Hassan Spanish On Monday, January 17th, 2011
1 Comment

Xuska midabka ee aayadda 27 (fatir) iyo xikmadda ku daboolan

HORDHAC Sida aynu ka warqabno dhulkan ilaahay korkiisa inagu beeray wuxu ka samaysan yahay dhagxan iyo waxyaalo ku lug leh. Hadaba, dadka aqoonta dhulka ku xeeldheeri, marka ay ka hadlayaan samayskiisa, waxay isku More...

By Dr. Abdullahi Hassan Spanish On Friday, December 24th, 2010
2 Comments

Sirta Ka Dambaysa Biyaha Samsamka|Cabdullahi-spanish

Hordhac Waqti hadda dhawr todobaad laga joogo ayaan mareeg ka mid ah mareegaha soomaalida oo aan weliba ku rajo weynahay in ay ahayd Taleex Media waxan ka akhriyey nin Soomaali ah oo sanado badan dhega la’aa oo More...

By Dr. Abdullahi Hassan Spanish On Saturday, November 13th, 2010
0 Comments

Khayraadka Dabiiciga Ah ee Soomaaliya (By Dr Abdullahi Spanish)

Hordhac Khayraadka dabiiciga ah (Natural Resources), waxay u taaganyihiin hantida dhabta ah ee ilaahay wadan kasta ama ummad kasta ku manaystay noloshooda iyo horumarkooduna si toos ah ugu xidhanyahay. Marka asalka More...