prof. Gandi
By taleeh On Monday, September 1st, 2014
2 Comments

Daawo 1 &2: Isirka Soomaalida iyo asalka Qabiilooyinka Soomaalida (Prof Gaandi)

ISIRKA SOOMAALIDA – PROF. Maxamed Cabdi Gaandi 22 08 2014 ISIRKA SOMALIDA PART 2 – QABIILADA- Prof. Maxamed Cabdi Gaandi  More...

Togga2
By taleeh On Sunday, August 31st, 2014
2 Comments

Xishoodka الحياء By: Dr. Cabdullaahi Spanish

Afeef: Qoraalkani waxa qoraagu qoray ka hor dagaalkii Saaxdheer  iyo fadeexaddii ka danbeysey ee “togga Eerigo ka dhacday”maanta ayuuse nasoo gaadhay  sida aad ka arki doontaan  qoraagu wuu sii saadaaliyey More...

Eerigo
By taleeh On Saturday, August 30th, 2014
2 Comments

Dhegeyso:Maydkii iyo Dhaawicii Somaliland dishay oo Saaxdheer yaalla iyo Cali Khaliif oo ugu hanjabey Puntland inay dhulka ay haysato ee SSC ka baxdo!

Sannadkii 2009kii waxa Cali Khaliif iyo Garaadkiisu  Nairobi cumaamadeen Xaglatoosiyo dabadeedna cumaammadii waa laga dhigay markii waqtigii logu talo galay dhammaday. Saddex baa  Taleex laysku sidkay mid gaar More...

shir-ugaadhyahan
By taleeh On Tuesday, August 26th, 2014
2 Comments

Beesha Ugaadhyahan oo go’aan midaysan kasoo saartay Afduubka Saaxdheer ka socda.

Shir wada tashi ah oo ay isugu yimaaddeen Garaadka, Cuqaasha iyo waxgaradka Ugaadhyahan oo dhacay maalinnimadii Sabtida 24/08/14 ayaa waxaa ka soo baxay qodobbo muhiim ah oo ku aaddaan in beeshu aragti midaysan More...

odey2
By taleeh On Tuesday, August 26th, 2014
2 Comments

Cali Khalif madaxweyne ma ku noqonkaraa wax’magarad dumar iyo caruur u badan oo la soo uruurshay?

  Waxaynu la wada socona sida Dr.Cali Khalif dhowaan loogu doortay madaxweyne maamul uu isagu samaystay oo lagu magacaabo Khatumo. Cali wuxu sheegay in dadka Dhulbahante ay ku khasbeen in uu qabto mansabkan, More...

Ugaas1
By taleeh On Saturday, August 16th, 2014
2 Comments

Daawo/Dhegeyso: Ugaas Cabdullaahi Ciise oo si heer sare ah loogusoo dhoweeyey Madaxtooyada Puntland

(Pi Garoowe) Dowladda Puntland ayaa si balaaran maanta Garoowe ugusoo dhaweysay wafdi isugu jiray odoyaal iyo waxgarad uu horkacayay  Ugaas Cabdullaahi Ciise Nuur oo kamid ah Isimada waaweyn ee gobolka Sool oo More...

KHATUMOPLANE
By taleeh On Thursday, August 14th, 2014
2 Comments

Cali Khaliif oo durba guda galay golihiisa wasiirrada araajidiina qabanaya waa kuwee xubnaha ugu horreeyaa?

    Mukhtaar Xabashi: Profassore miyaad illowday Berdihii Taleex iyo dhiiggaad faraha noo gelisay maxaad iiga hiilisay? Bal wixii dhacay dhacee wasiirnimada ila ogoow Cali Khaliif: hahahhhaaaa, Adeer waqti More...

khatumoclock101
By taleeh On Tuesday, August 12th, 2014
2 Comments

Daawo Video: Cali Khaliif, Garaad Cabdiqani iyo raaskooda oo dhammi  way ka SNM sanaayeen Isaaqa.

Faysal Cali Waraabe oo lagu yaqaanno inuu ka hadlo wixii uurkiisa ku jira ayaa isagoo ka hadlaya digarogashda uu Axmed Cabdi Xaabsade usoo digo rogtay Puntland sheegay in Somaliland ay dayacday Bahararsame oo weligood More...

Somaliland
By taleeh On Monday, August 11th, 2014
2 Comments

Daawo Video: Somaliland oo runta ka sheegtay ballantay isku ogaayeen Cali Khaliif Hargeysana ka sugaysa dhowaan

Wax badan baannu farta ku fiiqnay Fitnada  uu gadhwadeenka ka yahay Cali Khaliif in ujeaddadeedu  tahay dibin daabyo daba martayn, isku dir iyo dalwareejin. Haddaba waxay socotoba Mashruucii dadka lagu furtay, More...

Dillaaliin
By taleeh On Monday, August 4th, 2014
2 Comments

Daawo Video: Laba darajo oo cusub oo Saaxdheer laga bixiyey iyo Gaas cusub oo hubaysan oo Kooxda Khaatumo kusoo biiray!

    Tan iyo markii la unkay mashruucan indhosarcaadka waxa marba dadka shacabka ah ee sida tooska ah utaabanayso  dhibka dhulka ka maqan loo maleegayey maaweello. Maaweelloyinkas iyo madadaallooyinkaasi marba More...