ubax-dagan1
By Ubax Dahir On Monday, September 5th, 2011
0 Comments

Jah wareer ka taagan in ay raggu, kala gartaan Gabar iyo Garoob!

Aqristayaal sida aan wada ognahay waxaa jira hab dhaqameed qoomiyad kasta ay leedahay, Soomaalidu waxa ay ka mid tahay Qabaa’ilada leh dhaqamada gaarka ah ee lagu garto, aqriste haddi aad aragto nin ama wiil xiran More...

By Ubax Dahir On Monday, March 7th, 2011
0 Comments

Tahniyad Ku Socota: Mudane :Sidiiq Iidle Maxamed & Marwo Xamdi Canbaashe Cilmi

Cabdi Ismaciil Cilmi & Xaaskiisa & Caruurtiisa Mohamed Ismaaciil Cilmi & Xaaskiisa & Caruurtiisa Khadiija Ismaaciil Cilmi & Odaygeeda & Caruurteeda Khadra Ismaaciil Cilmi & Odaygeeda More...

By Ubax Dahir On Thursday, February 24th, 2011
0 Comments

Maxaa kala Haysta Nolosha Kenya iyo Gabdhaha Soomaliyeed?

Kenya waxay ka mid tahay meelaha ay sida aad ka ah ugu barakaceen shacabka soomaliyeed kadib makii ay ka dhaceen wadanka Soomaliya dagaallo ba’an oo aan wax naxariis lahayn haba . yaraatee .colaadaha is si More...

By Ubax Dahir On Saturday, November 27th, 2010
0 Comments

Naag Soomali ah oo Al Shabaab $800 u Dirtay oo Maxkamad La Soo Taagay

Haweeney Soomaali ah oo ku sugan San Diego ayaa lagu eedeeyay in ay lacag dhan 800 oo doolar u dirtay kooxaha argagaxisada Soomaaliya ka dagaalama gaar ahaan laba dagaal yahan oo ka tirsan kooxahaas. Sida ku cad More...

By Ubax Dahir On Wednesday, October 20th, 2010
0 Comments

Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Finland oo kulan la yeeshay wasiirrad ka tirsan Xukuumadda Finland

Waxaa maanta kulan ku dhex-maray wasaaradda arrimaha gudaha ee Finland wasiiradda ajaanibta Astrid Thors iyo guddiga fulinta ee ururka midnimada soomaaliyeed ee Finland, kulankaas oo qaatay muddo saacad iyo bar More...

By Ubax Dahir On Tuesday, October 5th, 2010
0 Comments

Door Intee Le eg Ayey Saxafiyiinta Soomaliyeed ka Ciyaari karaan Nabada?

Inagoo maanka ku hayna in saxaafadu tahay hogaanka rasmiga ah ee bulshada ayaa laga duuli karaa in ay gacan kageysato soo helida Nabada Soomaaliya. Marka aad baranayso saxaafada Baraha ugu horeeyaa waxaa uu kuusheegayaa More...

By Ubax Dahir On Sunday, October 3rd, 2010
0 Comments

Maxay Qurba Joogta u soo Kordhin Karan Shacabka Soomaliyeed

Wixii ka dambeeyey burburkaii  dowlada dhexe ee soomaaliya sanadii  1991 ayaa gebi ahaanba waxaa meesha ka baxay  haykalkii dowladnimo ee uu lahaa wadanka soomaliya Taasoo sababtay in dad badan  oo Somali More...