Keli Talisnimadii G6 Oo Socon Weydey!!

opinion

Kooxda G6 oo ay hogaamiyaan laba Cali ayaa ka kooban laba reer ( 2 bahararsame iyo 2 ugaadhyahana) iyo mid Qayaada. Ilaa intii la qabtay shirkii London waxay is tuseen inay yihiin dadka keliya ee Dhulbahante u taliya, waxaase waagii ku beryey markay Taleex tageen, waxayna hada doondoonayaan dadkii ay markii hore Talada wax ka siin waayeen, taasoo kuu More...

by Taleex Media | Published 17 days ago
Somaliland Flag
By Taleex Media On Wednesday, January 18th, 2012
0 Comments

Darwishland: Death Knell for Secessionists in “Somaliland”

First and foremost the secessionist enclave called “Somaliland” has never been a legitimate state in the eyes of the international community. It exists only in the minds and hearts of its die-hard supporters More...

laba cali
By Taleex Media On Wednesday, January 4th, 2012
2 Comments

Ujeedada Laba Cali Ee Shirka Khatumo 2

Marka hore dhaman Umada Musliminta ah waxan ku salamayaa salanta islamka (ASC WR WBR)  bacada salaam, waxan jeclahay in aan maqaal ku saabsan siyasada gaarka ah ee Labada Cali (Cali Ciise Cabdi Iyo Cali Khalif) ay More...

opinion
By Taleex Media On Monday, January 2nd, 2012
0 Comments

Xoogaga Taleex jooga Laascanood halagu xoreeyo

Muddo ayaa la naawilayey qabsoomidda shirka lagu kala aragtida duwan yahay ee “Khaatumo II” shirkaasoo kasoo bilaabmay magaalada London. Laga bilaabo ololihii qabsoomidda shirka London ilaa maanta oo Taleex More...

Dr.Said Ali Shire
By Taleex Media On Friday, December 9th, 2011
0 Comments

Soomaaliya, waa ummad geeridu jiho kasta uga timid!

Dr.Said Ali Shire Cinwaanka qormadaan, Soomaaliya waa ummad geeridu jiho kasta uga timid, waxaan ka soo qaatay maqaal uu Axmed Mansuur, weriye reer Kuwait ahi, daabacay dhammaadkii qarnigii tegey. Maalmaha, Axmed More...

opinion
By Taleex Media On Friday, December 9th, 2011
0 Comments

Puntland waxaa maqan kaalintii ciidamada sirdoonka iyo tii shacabka

Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay, kadibna dhammaan akhristayaasha sharafta lahow iga gudooma salaanta islaamka ah (ACWW). Dhibaatooyinka More...

mahiga
By Taleex Media On Wednesday, December 7th, 2011
0 Comments

African Mad-Dog Mahiga calls for Somaliland’s recognition

The UN’s Under Secretary General Envoy for Somalia Augustine B. Mahiga has been quoted, “Somaliland is worthy of recognition, ” VOA-News reported. Mr. Mahiga, a master-mind of Somalia’s partition project, More...

opinion
By Eng Maxamud Caydiid Dirir On Thursday, November 24th, 2011
0 Comments

Nimanka Jaamacsiyaad Soo Burburiyey Ma Dhulbahantay Xoreyn

ALLAA mahad leh Nabad gelyo iyo Naxariisina Nebigiisii Suubanaa korkiisa ha ahaato. Burburka dalkii iyo dadkii ka dhacay labaataneeyadii sano ee ugu danbaysay , beesha Jaamacsiyaad ee dhulbahante waxaa u dheer burbur More...

gabay
By Dr. Abdullahi Hassan Spanish On Wednesday, November 23rd, 2011
0 Comments

Gabay: Wanka Xamilka Laga Soo Furay- By Cabdillaahi Spanish

Indhoweyd xa’dii gabay ka tegey xulashadeediiye Xilladiisu jeer ay gashoo xarafku ii muuqdo Xayiraadda waa taan ku ridey tan iyo xayskiiye Xaadiyo dhafoorkay hadduu xayga ka cadaaday Xaramkii u dhoof baan lahaa More...

dalmar
By Taleex Media On Wednesday, November 23rd, 2011
0 Comments

Taleex Ma Ka Badbaadi kartaa Haddimada Sokeeye

Taleex ayaa waxaa soo wajahdey xaalad adag oo ku saabsan murugga siyaasadda Dhulbahante.Maanta Taleex waxey afka u saaran tahay iney noqoto magaaladii lagu qeybsadey hilbaha Dhulbahante ama lagu kala guro lafaha More...