Maxay tahay Sababta ka Dambeysa in Dalka Soomaaliya Gudihiisa Xiligaan Tacaddi loogu Geysto Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah

Quran

In dad Soomaali ah oo Diinta ka baxay ay Masaajid gudihii kula saxaroodaan Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah, waa arin cusub oo aanan horey u dhicin, hayeeshee marka laga hadlayo tacadiyada ka dhanka ah Diinta iyo ehelkeeda waxaa la dhihi karayaa, waa kuwa soo jireen ka ah dalka Soomaaliya.Haddaan kasoo qabano horraantii 1970, Madaxweynihii dalka ka More...

by Taleex Media | Published 62 days ago
dalmar
By Abdirizak Dalmar On Thursday, March 15th, 2012
0 Comments

Xasaradaha aan xuduuda lahayn ha laga waantoomo

Ninka dhumaalaysanaya ama is qarinayow ee Mahamoud Haji Omer Camey mu’amarada la doontow soo bax,oo isa sheeg,oo ujeedadaada caddayso waxba Sifaar iyo Dureemo ha ku gabane,haddii kale jooji dhaqan-xumida.  More...

editorial
By Taleex Media On Thursday, February 9th, 2012
1 Comment

Nugaal waa Madareemin ee reer Buuhoodle ka Tashada!!

Ciyaaraha Garoowe,Ciidan la-aanta Sool,  Colaada Buuhoodle & Cududa Isaaq ma is qabanayaan? waxaa kaloo la is waydiinayaa maamul aan ciidan keenayn ayaa aad la isu waydiinayaa oo shacabku is waydiinyaan!!! Todobaadkan More...

opinion
By Taleex Media On Friday, January 20th, 2012
0 Comments

Keli Talisnimadii G6 Oo Socon Weydey!!

Kooxda G6 oo ay hogaamiyaan laba Cali ayaa ka kooban laba reer ( 2 bahararsame iyo 2 ugaadhyahana) iyo mid Qayaada. Ilaa intii la qabtay shirkii London waxay is tuseen inay yihiin dadka keliya ee Dhulbahante u taliya, More...

Somaliland Flag
By Taleex Media On Wednesday, January 18th, 2012
0 Comments

Darwishland: Death Knell for Secessionists in “Somaliland”

First and foremost the secessionist enclave called “Somaliland” has never been a legitimate state in the eyes of the international community. It exists only in the minds and hearts of its die-hard supporters More...

laba cali
By Taleex Media On Wednesday, January 4th, 2012
2 Comments

Ujeedada Laba Cali Ee Shirka Khatumo 2

Marka hore dhaman Umada Musliminta ah waxan ku salamayaa salanta islamka (ASC WR WBR)  bacada salaam, waxan jeclahay in aan maqaal ku saabsan siyasada gaarka ah ee Labada Cali (Cali Ciise Cabdi Iyo Cali Khalif) ay More...

opinion
By Taleex Media On Monday, January 2nd, 2012
0 Comments

Xoogaga Taleex jooga Laascanood halagu xoreeyo

Muddo ayaa la naawilayey qabsoomidda shirka lagu kala aragtida duwan yahay ee “Khaatumo II” shirkaasoo kasoo bilaabmay magaalada London. Laga bilaabo ololihii qabsoomidda shirka London ilaa maanta oo Taleex More...

Dr.Said Ali Shire
By Taleex Media On Friday, December 9th, 2011
0 Comments

Soomaaliya, waa ummad geeridu jiho kasta uga timid!

Dr.Said Ali Shire Cinwaanka qormadaan, Soomaaliya waa ummad geeridu jiho kasta uga timid, waxaan ka soo qaatay maqaal uu Axmed Mansuur, weriye reer Kuwait ahi, daabacay dhammaadkii qarnigii tegey. Maalmaha, Axmed More...

opinion
By Taleex Media On Friday, December 9th, 2011
0 Comments

Puntland waxaa maqan kaalintii ciidamada sirdoonka iyo tii shacabka

Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay, kadibna dhammaan akhristayaasha sharafta lahow iga gudooma salaanta islaamka ah (ACWW). Dhibaatooyinka More...

mahiga
By Taleex Media On Wednesday, December 7th, 2011
0 Comments

African Mad-Dog Mahiga calls for Somaliland’s recognition

The UN’s Under Secretary General Envoy for Somalia Augustine B. Mahiga has been quoted, “Somaliland is worthy of recognition, ” VOA-News reported. Mr. Mahiga, a master-mind of Somalia’s partition project, More...