Hagardaamadii garbaduubka iyo dagaalkii doraad.(Faallo)

editorial

Dagaalkii ka dhacay gobolada Sool iyo Cayn Axadii hore ee ku beegnayd 01-04-2012  ee ay duulaanka ku soo qaaday maleeshiyada maamulka isku magacaabo Somaliland ayaa waxaa uu wax badan ka bedelay afkaartii ay dad badan ka qabeen in Laascaanood si sahlan ku soo laabato. Dagaalkan oo ahaa mid muddo laga qorshaynayay magaalada Hargeysa ayaa dhinaca kalana More...

by Taleex Media | Published 40 days ago
g6
By Taleex Media On Saturday, October 8th, 2011
0 Comments

Hogaanka Sare ee SNM iyo G6+G15 oo Kulamo Toos iyo Dadban Kuleh Laascaanood

Booqashadii ay dhawaan ku tageen magaalooyinka Laascaanood iyo Yagoori kooxda wakiilka ka ah odayaasha la baxay G6 ee loo yaqaano G15 ayaa sababtay in ay wax iska bedesho siyaasadii maamulka la baxay Somaliland More...