Kulankii Dhexmaray Amiirka Kuwait iyo Axmed Saleebaan Dafle (Video Gaar ah)
Shabakada Taleex Media ayaa heshay muuqaal gaar ah iyo sawiro kuwaas la xiriira booqashadii Axmed Saleebaan Dafle uu ku tagay dalka Kuwait. Muuqaalka ay Taleex Media heshay ayaa muujinaya kulan gaar ah oo dhexmaray Amiirka dalka Kuwait Sheekh Sabaax Al Axmed Jaabir iyo Axmed Saleebaan Dafle. Dhawaan ayay ahayd markii Mudane Axmed Saleebaan Cabdale More...
Daawo sawirada shirkii madaxda dhaqanka Soomaalida
Waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa sawirada shirkii madaxda dhaqanka Soomaaliya ee maanta ka furmay magaalada Muqdisho. #gallery-2 { margin: auto; } #gallery-2 .gallery-item { float: left; margin-top: More...
Waa muhiim in uu Dr Galaydh daawado
Videogan hoose waa mid muhiim ah in ay daawadaan kooxda uu madaxda u yahay Dr Cali Khaliif Galaydh. Sida laga wada dharagsan yahay waxaa socota uruurinta lacag lagu qiyaasay nus malyuun doolar oo uu gacanta ku hayo More...
Saado Cali : ”Puntland horumar bey gaartey” (Dhagayso)
Fanaanadda caanka ah ee Soomaaliyeed Saado Cali Warsame ayaa faahfaahisay hees dhawaan ay u soo qaaday Puntland,taasoo ay ku tilmaamayso kahyraadka dabiiciga ah ee Eebe ku manaysatay dhulka Puntland,waxaana heestaasi More...
Buug ka hadlaya waxqabadkii Maxamed Siyaad Bare oo la soo bandhigay (Sawiro)
Xafladii Soo dhaweenta buugga Cusub ee London, 3rd March 2012 “Somali President Mohammed Siad Barre, His Life and Legacy” Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ku saabsaneeyd buug cusub ee dhawaan la qoran oo More...
Koox qurbajooga ah oo doonaysa in ay inqilaabto saldanada Faarax Muuse Dhiil
Koox qaxooti ku ah Dalalka Yurub iyo Maraykanka oo ka soo jeeda beesha Aadan Cali ee Nuur Axmed ayaa wada qorsha ay ku doonayaan in ay ku inqilaabaan saldanada Faarax Muuse Dhiil ee caaqilnimada beesha Aadan Cali. Qorshahan More...
Eng Maxamed: “630 askari ayaa Buuhoodle noo jooga” (Video)
Wasiirka Kaluumaysiga Puntland ayaa sheegay in ay lacag ka badan 2 bilyan bil waliba geliyaan Buuhoodle More...
UNHCR oo warbixin been ah ka diyaarisay dagaalkii Buuhoodle (Qoraal Sir ah)
Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee magaceeda loo soo gabaiyo UNHCR gaar ahaan laanta lagu magacaabo IASC Somalia Protection Monitoring Network (PMN) oo qabaislan uruurinta xogta colaadaha More...
Report: Buuhodle fighting update
The following is a report about Buhodle fighting after Siilaanyo militias attacked the locals which resulted heavy causalities against the civilians. More...
Go’aamada shirka London ka soo bixi doona (Qoraal sir ah)
Waxaan halkan ku soo gudbinaynaa qaybtii labaad ee qoraalo sir ah oo ku saabsan shirka London ee Soomaalida loo qabanayo 23 bishan Februray. Qaybtan oo ah dood dhexmartay dawlada UK iyo dawlada saaxiibadeed ah oo More...






