Waxa maanta lagu so geba gabeeyay hallka shirarka ee Jaamacadda Nugaal University ee Laascaanood dood cilmiyeed ku saabsan habka wax dhigidda cusub ( New Teaching Methodology) waxana soo jeediyay oo facilitator ka ahaa Professor Yuusuf Ismaaciil Bulaale waxna ka bartay Aston University of Birmingham UK PHD holder oo wax ka dhiga Jaamacaddo ku yaala wadanka UK gaar ahaan [...]
Machadka Tababarka Kalkaaliyayaasha Caafimaadka Gobolka Sool (Sool Institute of Health Science ayaa la furay sanadkii2008. Macahadka oo kakooban laba guruub oo qolona sanadkii kowaad ku jirto qolana samadkii sadexaad u baastay . Aya waxa lagu qalin jabiyaa sadex sanadood. Hadaba ardayda u baastay sanadka sadexaad ayaa shanta arday ee igu sareeya Machadka Tababarka Kalkaaliyayaasha [...]
Jul 30 2010 | Posted in
Education,
Wararka |
Read More »
Munaasabad qalin jabin ah oo si wayn loo soo agaasimay ayaa maanta ka dhacday magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. Munaasabadaas oo ay kasoo qaybgaleen Culima’udiin,waalidiin, Ururada bulshada,dhakhaatiir iyo dhamaan qaybaha bulshada ayaa waxaa halkaa ardayda ku gudoonsiiyey shahaadada Saleebaan Ciise (XagloToosiye) oo ka mid ah Qurba Jooga Gobolka Cayn kana mid ahaa musharaxiintii u [...]
Jul 8 2010 | Posted in
Education,
Wararka |
Read More »
Ururka ardayda reer pl ee dalka malaysia aya habeenkii xalayto ahaa oo ay taariikhdu ahayd 03 july 2010 aya ku dhigtay plaza hall munaasabad doorasho si weyn loo soo agaasimay iyado ay ka so qayb galeen dhamaan qaybaha bulshada reer kl si ay uga markhaati kacaan sida ay doorashadu udhacayso. ugu horayntiii waxa xaflada lagu [...]
Jul 6 2010 | Posted in
Education |
Read More »
Maxamuud Shikh Xaamud oo ah Maamulaha Jaamacadda PSU ayaa sheegay xili uu ka qayb galayay Xaflad qalin jabin ahayd oo lugu qabtay dugsiga Gambool in waxbarashadu ay tahay mid aad muhiim ugu ah Bulshada . Waxuuna sheegay Ardayda ka qalin jabisa dugsiyada sare ay intooda badabn jaamacada u radiyaan dalka dibadiisa hadii aay wayaana suura [...]
Jul 4 2010 | Posted in
Education |
Read More »