Ururka ardayda puntland malaysia oo dooratay hogaan cusub(Daawo sawirada)
Ururka ardayda reer pl ee dalka malaysia aya habeenkii xalayto ahaa oo ay taariikhdu ahayd 03 july 2010 aya ku dhigtay plaza hall munaasabad doorasho si weyn loo soo agaasimay iyado ay ka so qayb galeen dhamaan qaybaha bulshada reer kl si ay uga markhaati kacaan sida ay doorashadu udhacayso. ugu horayntiii waxa xaflada lagu furay aayadaha quraanka More...
Maamulaha Jaamacadda PSU oo ardayda dugsiyada sare ka baxday ugu yeeray in Jaamacadaha dalka wax ka bartaan
Maxamuud Shikh Xaamud oo ah Maamulaha Jaamacadda PSU ayaa sheegay xili uu ka qayb galayay Xaflad qalin jabin ahayd oo lugu qabtay dugsiga Gambool in waxbarashadu ay tahay mid aad muhiim ugu ah Bulshada . Waxuuna More...






