Bahda Taleex Media waxaa ay hambalyo hawada u Marineysaa Mudane Khaalid Maxamed Gaydhe iyo Marwo Suleekha Ibrahim Warsame oo uu Wiil ugu Dhashay Magaalada Birmingham ee United Kingdom. Wiilkaas oo loo bixiyey Ibraahim Khaalid Maxamed Waxaana Ilaahay uga baryeynaa in uu noqdo kii dalkiisa iyo diintiisa anfaco ka dhigo. Amiin,Aamiin People who looked at this [...]
Anagoo kala ah dadka ay magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxaan tahniyad halkan uga direynaa Mudane Siciid Yuusuf Ciise iyo Marwo Faadumo Axmed Aw Cabdi oo Maherkoodu Maanta (8.8.2010) ka dhacay Magaalada Nairobi. Hooyo safia saleb ahmed Eedo shukri cise abdi Eedo basra cise abdi deqa xine xiiray deqa Abdi timir canab cali dheere Nimco [...]
Dadkan hoos ku taxan waxay tahniyad kal iyo laab ah gaadhsiinayaan meherka labada Lamaane- Qoyska Wiilka Aabe shiikh c/laahi irbad hooyo siraad boodhle bootaan Coll: mustafe sh c/laahi irbad Xaaskiisa iyo awlaadiisa Mukhtaar sh C/laahi irbad iyo xaasaskiia Qaasim sh C/laahi irbad Iyo xaaskiisa iyo carartiisa Nasra sh c/laahi irbad Siciid sh C/laahio irbad faadumo [...]
Jul 31 2010 | Posted in
Life Style |
Read More »
Mohamed Farah oo asal ahaan ka soo jeeda dalka Soomaaliya isla markaana haysta dhalashada dalka Britian ayaa helay billadda dahabka ah ee orodka dheer 10,000m ee cayaaraha fudud ee horyaalka wadamada Yurub ee lagu qabtey magaalada Barcelona ee dalka Spian. Mo Farah ayey ku qaadatay in uu ordo 10,000m waqti gaaraya 28 daqiiqo iy 24.99 [...]
Jul 28 2010 | Posted in
Sports |
Read More »
Labada iyama? Sh. Shariif-kii shalay ee maxaakimta, mise Shariif-ka maanta ee M/weynaha dawlada federaalka ah ee Somaliya? Ma shalay ayuu saxsanaa, mise maanta? People who looked at this item also looked at… Taliyihii Ciidanka Asluubta ee gobolka Sool oo Laascaanood lagu dilay Caawa Fiidkii Diyaarad Ka Timid Dalka Ethiopia Oo Markii Ugu Horeysay Kasoo Degtay [...]
Waxaa jira deraasiin Website oo ah kuwa lagu haasaawo kuwaaso hada ka hawlgala internetka, balse waxaa jira mid qudha oo ogolaada in ay ku soo biiraan dadka quruxda badan. Kaaso lagu magacaabo,beautifulpeople.com, Waa Websiteka ay dadku ay isu diiwaan galiyaan si ay xubin uga noqdaan ka dibna qiimayn lagu sameeyo muqaalkooda. Ilaa iyo hada, waxaa [...]
Jul 14 2010 | Posted in
Bizzare News |
Read More »
Cape Town – Wargeyska ka soo baxa K/Africa laguna magaacabo The Times ayaa ku tilmaamay heesaaga caanka ah ee soomaliyeed Keynaan in uu yahay nin aan la maareyn karin oo kibir badan misena aanan la hagi karin intasi ma aysan ugu harinee waxay kaloo sheegeen in uu diido in sawir lala galo xiliyada uu heesayo. [...]
Jul 14 2010 | Posted in
Life Style,
Wararka |
Read More »
Dalka Spain ayaa ku guuleystay Koobka Aduunka 2010 Ka dib markii ay kaga badisay kooxda Dalka Netherland 1-0. Koobka Aduunka oo socoday Mudda bil ah ayaa sanadkan 2010 lagu qabtay qaarada Africa markii u horeysay waxaana uu ka dhacay dalka Koonfur Africa. Daawo Muuqaalka Dabaal dega Kooxda Spain ee Qaaday Koobka Aduunka [picappgallerysingle id="9335291"][picappgallerysingle id="9335301"][picappgallerysingle [...]
Jul 11 2010 | Posted in
Sports,
Wararka |
Read More »
Koobkii kubadda cagta adduunka ee markii ugu horaysay ka dhaca qaaradda Africa, ayaa maanta lagu soo gabagabaynayaa kooxaha Spain iyo Netherland oo ku kulmaya ciyaarta final-ka oo ka dhacaysa dalka Koonfur Africa. Labada koox, midkoodna waligii ma hanan koobka adduunka. Ammaanka, ayaa aad loo adkeeyay agagaarka garoonka kubadda cagta soccer city oo ku yaalla Soweto, [...]
Jul 11 2010 | Posted in
Sports |
Read More »
Tahniyad Dhalasho oo ku Socota Mudane Cilmi Canbaashe cilmi ciid iyo Marwi Raaqiya Cabdiqaadir Cabdulaahi oo wiil ugu dhashay maagalada Laascaanood Reer Darwiish cilmi ciid ReerXirsi cilmi ciid Reer Cabdi shiil cilmi ciid Carab cilmi ciid Aabe abdul qaadir abdulaahi bundubte Jirde darwiish cilmi ciid iyo xaaskiisa iyo caruutrtiisa yasiin darwiish cilmi mowliid darwiish cilmi [...]
Guri laga daawanaayay ciyaartii habeenimadii xalay dhexmartay xulalka qaranka ee Jarmalka iyo Spain ee koobka addunka ayaa lagu tuuray bam gacmeed,waxaana uu guriga ku yaalla degaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho. Dad goobjoogeyaal ah ayaa Saxaafada u sheegay in ciyaarta oo socotay hal mar la wada maqlay qarax,iyadoo aaga goobtu qaraxu ka dhacay ay dadku [...]
Jul 8 2010 | Posted in
Sports |
Read More »
Xulka Spain ayaa 1 iyo 0 kaga badiyay xulka Jarmalka kadib markii ay caawa ku dhex-martay ciyaar kulul oo Semi-final ah garoonka stadium Durban ee wadanka South Africa. Laacibka reer Spain ee Carles Puyol ayaa shabaqa ku laalay koolkii qura ee ciyaartaasi la dhaliyay, waxaana uu goolkaasi sabab u noqday in xulka Jarmalka ay gurigooda [...]
Jul 7 2010 | Posted in
Sports |
Read More »
Stacey Herald, oo 36 jir ah, dhererkeeduna yahay 2ft, ayaa looa digay in aysan uur yeelan karin, sababo la xariira in ilmaha uurka gala ay suuragal tahay in ay ku dhax koraan oo ay dhibaato u geystaan sanbabada, wadnaha iyo inta badan uur ku jirta. Stacey Herald, oo ka soo jeeda gobolka Kentucky ee dalka [...]
Jul 7 2010 | Posted in
Bizzare News |
Read More »
Nin Beeraley ah oo ku nool waqoyiga Masar ayaa sheegay in ay mucjiso rabaani ah tahay saciisa oo dhalay wayl laba madax leh . Sobhy el-Ganzoury ayaa sheegay in ay saca ku qaadatay laba saacadood in uu ku dhalo wayshaa mucjisada ah, waxaana uu intaa raaciyey in lugaha wayshu ay wax yeelo soo gaadhay ka [...]
Jul 7 2010 | Posted in
Bizzare News |
Read More »
Gudrun Schyman oo ahaan jirety hoggaamiyaha xisbiga bidixda ama shuuciga ah ee dalka Sweden ayaa maanta ku gubtey dalka Sweden lacag gaareysa 100,000 kun oo lacagta dalka Sweden ah taas oo u dhiganta $13,000 oo dollarka maraykanka ah( Sadex iyo toban kun) Gubida lacagta ayaa bilaamatay goor hore oo maanta ah, waxaana goobta yimid dad [...]
Jul 7 2010 | Posted in
Bizzare News |
Read More »
Laba Nin ayaa geeriyooday ka dib markii ay ku murmeen dawashada Ciyaartii Ghana iyo Uruguay habeenimadii Jimcaha . Francis Otieno, oo Kenyan ah ayaa la galiyey tooray xili uu ku sugnaa goob uu ku daawanayey ciyaartaasi waxaana dilay nin Itoobiyaan ah oo ka cadhooday qaylo uu sameynayay ninka dhintay oo afuufayay caaga loo yaqaano Vuvuzela. [...]
Jul 6 2010 | Posted in
Sports |
Read More »
Fanaanada da`da yar ee Somaliyed Nimco Cabdi(Nimco Dareen) ayaa ku caan baxday qoob ka ciyaarkeeda laga soo min guuriyay reer galbeedka . Waxana taasi u sii dheer iyadoo ragga Somaliyeed ku so jiidatay qaabka labiskeeda taasi oo banaanka soo dhigeysaa haween-nimadeeda , waxa ayna taasi ka dhigtay in rag badan isha la raacaan . Nimco [...]
Jul 4 2010 | Posted in
Life Style |
Read More »
Dumarka wakhtigoodu waa ka kooban yahay , gabadhu waxay ku qurux badan tahay inay noqoto marwo guri ay leedahay ka soo jeedda kuna asturnaato nin akhyaara oo dhiqi kara iyada iyo ubadkeedana noloshooda ku filnaan kara. Hadaba dhan kale haddaan iska taago qoraalka, anigu waxaan arkaa inay qaybta ugu badan dumarku sabab u yihiin guumaysnimada [...]
Jul 4 2010 | Posted in
Life Style |
Read More »
Liibaan iyo shamso waxeey ahaayeen lamaane is jecel oo isku xaafad ah hadana wax isla soo bartay maadaama eey deris ahaayeen waxeey yaraantoodi isla soo dhigteen dugsiga quraanka kedib markii eey dhameeyeen quraanki ayeey hadan si wada jir ah u bilaabeen iskuulka maxamuud xarbi ee degmada wardhiigleey. Liibaan iyo shamso waxeey isla soo mareen marxalado [...]
Jul 4 2010 | Posted in
Life Style |
Read More »
Waxaa sanadihii ugu dambeeyey marba marka ka dambeysa isa soo tarayay gabdhaha isticmaala daawooyinka la isku qurxiyo oo qofku midabkii uu horey u lahaa meesha ka saareysa. Iyadoo qof kastaa ogyahay dhibaatada daawooyinkaasi dadka ugeysan karaan ayaa misna aysan jirin joojinteedu oo dumarka iyo raga qaar ayaa ka dhigtay qeyb ka mida noloshooda. Si wax [...]
Jul 4 2010 | Posted in
Life Style |
Read More »
Dalalka Spain iyo Praguay oo caawa wada dheelay ciyaar wanaagsan ayaa waxaa ay ciyaartu ku dhammaatay 1-0 oo Spain ay ku badisay. Ciyaartuna waxay ahayd mid u dhaceysay si xasiloon. Labada kooxoodba waxay qeybtii hore ee ciyaartu ay kala dhalin waayeen gool. Hase yeeshee qeybtii labaad markii laysugu soo noqday garoonka ayaa daqiiqadii 57aad waxaa [...]
Jul 4 2010 | Posted in
Sports |
Read More »