Waraysi: Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo Waraysi xiiso leh bixiyey waxyaalo aanu hore uga hadlinna bayaamiyey!

Garaadka

Salaamu Caleykum Garaad, waa warbaahinnta Taleexmedia (TM) oo rabta inay waraysi kula yeelato. Garaad Saleebaan: Caleykum Salaam Adeer soo dhowaada. TM: Garaad bal marka ugu horreysa nooga xog warran guud ahaan degaannada Sool iyo Sanaag gaar ahaan degaanka Nugaasha ee aad ku sugan tahay. Garaad Saleebaan: Adeer belo ma ogin dhulka waa lagu nabad qabaa More...

by taleeh | Published 7 months ago
MOREHYENA
By Taleex Media On Monday, August 20th, 2012
0 Comments

Waraabaha(Dhurwaaga) oo ka qaxaya Koonfurta Soomaaliya, iyo Kenya oo arintaas walaac ka muujisay.

Kadib markii mindiyaha iyo warmaha lakala boobay oo qayb Soomaalida koonfureed ka mid ahi u dhaqaaqday baneysateyna ugaadhsiga waraabaha iyo cunista hilibkiisa, subagiisana iidaan uga dhigatay raashinka kale ee More...

digniin
By Taleex Media On Tuesday, May 15th, 2012
0 Comments

Nin & Naag isku Dhegay Xili Ay Sino ku guda jireen (Video)

Dhacdo foolxumo iyo ceeb tii ugu xumeyd abid uguna yaabka badneyd ayaa ka dhacday magaalada Nairobi ee Kenya ka dib markii haweeney la qabo oo qiyaaneysay ninkeeda ay la kulantey ceeb iyo fadeexad qabsata qof tii More...

ubax-dagan1
By Ubax Dahir On Monday, September 5th, 2011
0 Comments

Jah wareer ka taagan in ay raggu, kala gartaan Gabar iyo Garoob!

Aqristayaal sida aan wada ognahay waxaa jira hab dhaqameed qoomiyad kasta ay leedahay, Soomaalidu waxa ay ka mid tahay Qabaa’ilada leh dhaqamada gaarka ah ee lagu garto, aqriste haddi aad aragto nin ama wiil xiran More...

4
By Taleex Media On Saturday, June 25th, 2011
0 Comments

Naagta Ugu Naasaha Weyn Dunida oo Shaaca Laga Qaaday (Sawiro+Video)

Naagta ugu naasaha weyn dunida ayaa daboolka laga qaaday ka dib markii ay ka soo muuqatay barnaamij ka baxa TV ku yaala dalka Ingiriiska. Ka soo muuqashada barnaamijka ee haweeneyda ugu naasaha weyn dunida ayaa More...

gabadh-Soomaali
By Taleex Media On Wednesday, March 23rd, 2011
0 Comments

Gabadh Soomaali ah oo Qarka u Saaran in ay Isdisho ka Dib Markii La Faafiyay Iyadoo Qaawan (Video)

Gabar Soomaaliyeed oo degan Magaalada Minnessota ee Dalka Mareykanka ayaa arin murugo badan la soo deristay,kadib markii Nin Soomaaliyeed oo caan ka ah inuu si xirfadeysan gabdhaha u kufsado uu ka  duubay Video More...

By Taleex Media On Monday, March 7th, 2011
0 Comments

Maxaad ka Taqaan Naagta ugu Dahabka Badan Dunida

Tan iyo markii uu bilawday kacdoonka dalka Libya 17 bishii Febraayo, marwada koowaad ee dalka Libya Safiya Farkash magaceedu kama uusan muuqan warbaahinta si la mid ah dhigeedii dalalka masar iyo Tunisia inkastoo More...

By Taleex Media On Sunday, March 6th, 2011
0 Comments

Nin 39 Xaas Qaba,94 Caruur ah Dhalay 33 Kalana Awoowe u ah (sawiro)

Nin 66 jir ah oo u dhashay dalka Hindia ayaa qaba 39 xaas, waxaana  ay u dhaleen 94 caruur ah, iyadoo ninkani ay ilmihiisu ilmaha ay sii dhaleen ay gaarayaan 34 caruur ah dhamaantood sar qura ku wada nool yihiin. Ziona More...

By Ubax Dahir On Thursday, February 24th, 2011
0 Comments

Maxaa kala Haysta Nolosha Kenya iyo Gabdhaha Soomaliyeed?

Kenya waxay ka mid tahay meelaha ay sida aad ka ah ugu barakaceen shacabka soomaliyeed kadib makii ay ka dhaceen wadanka Soomaliya dagaallo ba’an oo aan wax naxariis lahayn haba . yaraatee .colaadaha is si More...

By Taleex Media On Thursday, November 4th, 2010
0 Comments

Gabadh 10 jir ah oo Caruur Dhashay

Gabadh yar oo 10 jir ah oo u dhalatay dalka Romania ayaa ilma yar ku dhashay dalka Spain, Sidaa waxaa sheegay saraakiisha dalka Spain. Gabdha yar ayaa umushay gabadh todobaadkii hore, waxaan ay ku umushay magaalada More...