K’naan oo Raaligalina Dalbaday

Cape Town – Wargeyska ka soo baxa K/Africa laguna magaacabo The Times ayaa ku tilmaamay heesaaga caanka ah ee soomaliyeed Keynaan in uu yahay nin aan la maareyn karin oo kibir badan misena aanan la hagi karin intasi ma aysan ugu harinee waxay kaloo sheegeen in uu diido in sawir lala galo xiliyada uu heesayo. Taasi waxa ka xumaaday Keynaan oo haatan More...

by Taleex Media | Published 674 days ago
By Taleex Media On Wednesday, July 7th, 2010
0 Comments

Hooyada Ugu Gaaban Dunida iyo Dhasheeda, Maxada Ka Taqaan?

Stacey Herald, oo 36 jir ah, dhererkeeduna yahay 2ft, ayaa looa digay in aysan uur yeelan karin, sababo la xariira in ilmaha uurka gala ay suuragal tahay in ay ku dhax koraan oo ay dhibaato u geystaan sanbabada, More...

By Taleex Media On Wednesday, July 7th, 2010
0 Comments

Xisbiga Haweenka ee Sweden oo 13 kun Doolar Dab Qabdasiiyey

Gudrun Schyman oo ahaan jirety hoggaamiyaha xisbiga bidixda ama shuuciga ah ee dalka Sweden ayaa maanta ku gubtey dalka Sweden lacag gaareysa 100,000 kun oo lacagta dalka Sweden ah taas oo u dhiganta $13,000 oo More...

By Taleex Media On Sunday, July 4th, 2010
2 Comments

Nimco Dareen: Ragga meel aan ka galo ayaan la` ahay

Fanaanada da`da yar ee Somaliyed Nimco Cabdi(Nimco Dareen) ayaa ku caan baxday qoob ka ciyaarkeeda laga soo min guuriyay reer galbeedka . Waxana taasi u sii dheer iyadoo ragga Somaliyeed ku so jiidatay qaabka labiskeeda More...

By Taleex Media On Sunday, July 4th, 2010
1 Comment

Yaa ka Mas’uul ah Guur la’aanta Soo wajahday Gabdhaha Somaliyed

Dumarka wakhtigoodu waa ka kooban yahay , gabadhu waxay ku qurux badan tahay inay noqoto marwo guri ay leedahay ka soo jeedda kuna asturnaato nin akhyaara oo dhiqi kara iyada iyo ubadkeedana noloshooda ku filnaan More...

By Taleex Media On Sunday, July 4th, 2010
0 Comments

Lamaane kala lumay 6 sano ka hor oo dib isu helay

Liibaan iyo shamso waxeey ahaayeen lamaane is jecel oo isku xaafad ah hadana wax isla soo bartay maadaama eey deris ahaayeen waxeey yaraantoodi isla soo dhigteen dugsiga quraanka kedib markii eey dhameeyeen quraanki More...

By Taleex Media On Sunday, July 4th, 2010
0 Comments

Dumarka Is cadeeya iyo Dhibaatooyinka ay La Kulmaan

Waxaa sanadihii ugu dambeeyey marba marka ka dambeysa isa soo tarayay gabdhaha isticmaala daawooyinka la isku qurxiyo oo qofku midabkii uu horey u lahaa meesha ka saareysa. Iyadoo qof kastaa ogyahay dhibaatada daawooyinkaasi More...