Category archives for: Sports

Mo Farah oo Ku Guuleystey Billadda Dahabka ee Orodka 10,000m.

Mohamed Farah oo asal ahaan ka soo jeeda dalka Soomaaliya isla markaana haysta dhalashada dalka Britian ayaa helay billadda dahabka ah ee orodka dheer 10,000m ee cayaaraha fudud ee horyaalka wadamada Yurub ee lagu qabtey magaalada Barcelona ee dalka Spian. Mo Farah ayey ku qaadatay in uu ordo 10,000m waqti gaaraya 28 daqiiqo iy 24.99 [...]

Spain oo Ku guuleysatay Koobka Aduunka 2010 (Daawo Sawirada)

Dalka Spain ayaa ku guuleystay Koobka Aduunka 2010 Ka dib markii ay kaga badisay kooxda Dalka Netherland 1-0. Koobka Aduunka oo socoday Mudda bil ah ayaa sanadkan 2010 lagu qabtay qaarada Africa markii u horeysay waxaana uu ka dhacay dalka Koonfur Africa. Daawo Muuqaalka Dabaal dega Kooxda Spain ee Qaaday Koobka Aduunka [picappgallerysingle id="9335291"][picappgallerysingle id="9335301"][picappgallerysingle [...]

Ciyaarta finalka Netherlands iyo Spain

Koobkii kubadda cagta adduunka ee markii ugu horaysay ka dhaca qaaradda Africa, ayaa maanta lagu soo gabagabaynayaa kooxaha Spain iyo Netherland oo ku kulmaya ciyaarta final-ka oo ka dhacaysa dalka Koonfur Africa. Labada koox, midkoodna waligii ma hanan koobka adduunka. Ammaanka, ayaa aad loo adkeeyay agagaarka garoonka kubadda cagta soccer city oo ku yaalla Soweto, [...]

Bam Lagu Tuuray Guri ku yaalla Ceelasha Biyaha Oo Laga Daawanaayay Ciyaaraha Koobka addunka

Guri laga daawanaayay ciyaartii habeenimadii xalay dhexmartay xulalka qaranka ee Jarmalka iyo Spain ee koobka addunka ayaa lagu tuuray bam gacmeed,waxaana uu guriga ku yaalla degaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho. Dad goobjoogeyaal ah ayaa Saxaafada u sheegay in ciyaarta oo socotay hal mar la wada maqlay qarax,iyadoo aaga goobtu qaraxu ka dhacay ay dadku [...]

Spain iyo Holland oo isugu soo haray final-ka

Xulka Spain ayaa 1 iyo 0 kaga badiyay xulka Jarmalka kadib markii ay caawa ku dhex-martay ciyaar kulul oo Semi-final ah garoonka stadium Durban ee wadanka South Africa. Laacibka reer Spain ee Carles Puyol ayaa shabaqa ku laalay koolkii qura ee ciyaartaasi la dhaliyay, waxaana uu goolkaasi sabab u noqday in xulka Jarmalka ay gurigooda [...]

Guul daradii Ghana oo Galaafatay Nolosha Laba Nin

Laba Nin ayaa geeriyooday ka dib markii ay ku murmeen dawashada Ciyaartii Ghana iyo Uruguay habeenimadii Jimcaha . Francis Otieno, oo Kenyan ah ayaa la galiyey tooray xili uu ku sugnaa goob uu ku daawanayey ciyaartaasi waxaana dilay nin Itoobiyaan ah oo ka cadhooday qaylo uu sameynayay ninka dhintay oo afuufayay caaga loo yaqaano Vuvuzela. [...]

Spain oo 1-0 Kaga Badisay Praguay

Dalalka Spain iyo Praguay oo caawa wada dheelay ciyaar wanaagsan ayaa waxaa ay ciyaartu ku dhammaatay 1-0 oo Spain ay ku badisay. Ciyaartuna waxay ahayd mid u dhaceysay si xasiloon. Labada kooxoodba waxay qeybtii hore ee ciyaartu ay kala dhalin waayeen gool. Hase yeeshee qeybtii labaad markii laysugu soo noqday garoonka ayaa daqiiqadii 57aad waxaa [...]

Hablaha SSC

Photo Gallery

Log in |