Rooney oo la sii joogaya Manchester United
Khilaafkii laacibkasi iyo kooxda ka dhaxeeyay ayaa si nabad ku soo dhamaaday, waxaana halkaasi ku dhintay rajadii Real ee ahaa in kubad-qaabeeyahaan helaan . Hishiis cusub oo gaaraya 5-sano ayuu Rooney u saxiixay Manchester United, iyadoo tanina ay ka dhalatay kulan saacado qaatay oo maamulka kooxda la qaateen Wayne Rooney . Rooney ayaa horay u shaaciyay More...
Puntland oo Marti Galinaysa Cayaaraha Gobolada Soomaaliya
Tartanka cayaaraha gobolada soomaaliya ayaa la shaaciyey in lagu qabandoono magaalada Garowe ee caasimada Puntland. Arintan ayaa ka danbaysey safaradii uu dhawaan ugu baxay madaxwaynaha Puntland dalka dibadiisa More...
Telesom Laascaanood oo Garaacday Hilaal Buuhoodle ( Sawiro)
Ciyaar aad u xiisa badan ayaa galabta waxa ay dhex martay kooxda Shirkada Isgaadhsiinta Casriga TELESOM qaybteeda Laascaanood, iyo kooxda kasocotay magaalada Buhoodle oo More...
Muntari oo Doonaya inuu ku Biiro Liverbool
cayaar yahanka u cayaara kooxda inter milan ee dalka talyaaniga sulley muntari ayaa sheegay inuu ka baqoolayo garoonka kooxda inter ee san siro laacibkan reer ghana muntari ayaa la sheegayaa inay is faham More...
Chalsea oo Cashar u Dhigtay Arsenal
cayaar aad u xiiso badan oo mudadadan ba la sugayey ayaa galabta dhexmartay kooxaha chalsea iyo arsenal oo isku magaala kacayaara london cayaartan oo ahayd mid aad u xiiso badan waxay kadhacayday garoon ka kooxda More...
Arsenal oo Dhulka Jiidey Xalay Dhigeeda Tottenham
kooxda arsenal dee dalka enland ayaa xalay cayaar ka mida cayaara horyaalka Carling cup ka la yeelatay kooxda tottenham oo ay isku xaafad yiin cayaartan oo aad i xiiso badnayn sagaashan kii daqiiqokusoo More...
Misse oo Labo kulan ka MaqnanDoona Kooxdiisa Barcelona
Cayaar yahan ka caan ka ah ee misse ee u cayaara kooxda dalka spen ee barcelona ayaa labo cayaaroodee ugu soo horeeya kooxdiisa kaga maqnaan doona dhaawac soo gaadhey dartii dhaawacanoo ka soo gaadhey kulan More...
Liverpool oo kula dagaalamayso kooxda Juventus xidiga Bayern Munich Mario Gomez
Tabaaraha kooxda Liverpool Roy Hodgson ayaa soo cusboonaysiiyay xiisaha uu u qabay weeraryaahnka kooxda Bayern Munich Mario Gomes. Mario Gomez oo 25 jir ah ayaa la diiday saacadihii ugu dambeeyay ee suuqa kala ibsiga More...
Ciyaaryahan Somali ah oo u ciyaara kooxda Wigan
Waxaa ciyaar aad u xiiso badan ku dhaxmartey garoonka weyn ee Manchester City Academy labada kooxood ee kala ah Wigan FC iyo Manchester City FC (under 18). Ciyaartaasi waxaa ka soo dhex muuqday wiil Soomaaliyeed More...
Mo Farah oo Ku Guuleystey Billadda Dahabka ee Orodka 10,000m.
Mohamed Farah oo asal ahaan ka soo jeeda dalka Soomaaliya isla markaana haysta dhalashada dalka Britian ayaa helay billadda dahabka ah ee orodka dheer 10,000m ee cayaaraha fudud ee horyaalka wadamada Yurub ee lagu More...






