make music movie

Caddeymo Muujinaya in ay G6 ka Dambayso Dilalka Taleex ka Socda

4 of g6

Waxaa shabakada Taleex Media soo gaadhay caddeymo codad ah oo laga helay taleefano ay sitaan dad ku dhawdhaw ama taageerayaal u ah kooxda la baxday G6. Shan taleefan oo baaritaan lagu sameeyay ayaa ilaa hada waxa codkiisa si rasmi ah loo hayaa mid ka mid ah taleefanadaas oo caddeynaya in ay G6 go’aamisay in la dilo ciddii ka hortimaada mawqifkooda. Tafatirka More...

by Taleex Media | Published 3 years ago
dhalac
By Taleex Media On Sunday, December 4th, 2011
0 Comments

Caddayn in Kooxda G6 Hargeysa Ku Xidhan yihiin (Video)

Waaxaa mar waliba la soo geliyaa mareegaha waraysi uu bixiyo Cabdi Fitaax Dhalaca  maadama uu yahay afhayeenka kooxda G6 u qaabilsan Taleex isla markaana uu ka hadlo halka ay marayso qaban qaabada shirka Khaatumo More...

Xorayn Ma Wadnee Xalaalayn Baanu Wadnaa !!!!!!
By Dr. Abdullahi Hassan Spanish On Sunday, October 23rd, 2011
0 Comments

Xorayn Ma Wadnee Xalaalayn Baanu Wadnaa !!!!!!

Hordhac Waxa nasiibdarro ah markii dhawr sano ka hor aqoonyahankii NSUM ku bahoobey soo jeediyey xorayn ha loo hawlgalo ka dibna shir wadatashi dhulkii ha ka dhaca. Waxa dagaalkii u horreeyey kala horyimi waayeelka More...

g61
By Taleex Media On Tuesday, October 4th, 2011
0 Comments

G6 oo Banaanka u Soo Baxday, Isimada Dhulbahante Weerar Ku Qaaday (Dhagayso)

kooxda G6 la magac baxday ee qaban qaabinaysa shirka Khaatumo 2 ayaa daboolka si rasmi ah uga qaaday ujeedada ay ka lee yihiin shirka Khaatumo 2. Shir jaraa’id oo ay ku qabteen dhinaca taleefanka ayaa ay ku More...

1102011
By Taleex Media On Saturday, October 1st, 2011
0 Comments

Saleebaan: ” Waa In Lagu Yiraahdo Dadkaan Wax u Qabanaynaa, Si kale Dhaqaalo Looga Heli Maayo” (Dhagayso)

Kooxda la magac baxday G6 ayaa waxa ay soo miciin baday bariga afrika iyagoo dhaqaalo ka doonaya dadka ku nool ee ka soo jeeda gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn. Saleebaan cabdi Madoobe oo ganacsi ku haysta dalka Tanzania More...

g6
By Taleex Media On Wednesday, September 28th, 2011
2 Comments

G6 oo Qorshaynaysa in ay Fashiliyaan Shirka Khaatumo 2

Kooxda la magac baxaday G6 ayaa wada qorshe ay ku doonayso in ay ku fashiliso shirkii ay muddada dheer soo wadeen ka dib markii ay arkeen in uu gacanta u galay madaxda dhaqanka ee beesha Dhulbahante. Qorshahan ayaa More...

g6
By Taleex Media On Sunday, September 25th, 2011
0 Comments

Editorial: G6’s Plot is a Potential Trojan Horse For Acts of Terrorism in Northeastern Somalia

A group of Somali Diaspora called Gang of Six, better known as G6, has cobbled together the second diaspora-originated half-baked manipulative movement that could lead to instigate more deadly armed clashes at Northeastern More...

g6 leader
By Taleex Media On Saturday, September 24th, 2011
0 Comments

Kooxda G6 oo ka Cabanaysa Dhaqaalo La’aan (Dhagayso Sheekooyin Qosol leh)

Kooxda G6 ayaa ee qaban qaabinaysa shirka Khaatumo ayaa waxaa soo food saartay dhaqaalo la’aan iyagoo xitaa waysan dhaqaalihii ay ku soo ambabixi lahaayeen kooxda ay gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn u direen Kooxda More...

Revealed
By Taleex Media On Tuesday, September 20th, 2011
2 Comments

G6 oo Soo Gudbisay Liiska Xubnaha Maamulaya Shirka & Dooda Ergada (Cod)

Odayaasha la magac baxay G6 ayaa soo saaray liis ay ku qoran yihiin xubnaha maamulaya shirka lagu wado in uu ka dhacao gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn. Qoraal ka soo baxay G6 oo si hoose loogu soo gudbiyay Taleex More...

Cabdinaasir Xaaji Ciise
By Taleex Media On Sunday, September 18th, 2011
2 Comments

Muxuu Cabdinaasir Xaaji Ciise ku Qoonsaday Gogasha Garaad Saleebaan ? (Dhagayso)

Cabdinaasir Xaaji Ciise Xubnaha 13 ka kooban ee ay G6 u dirsatay gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn oo warbixin siinaya G6 ayaa waxaa ay ka hadleen in garaad Saleebana garaad fidiyay gogasha shirka Khaatumo 2. Hadalkaas More...