Nairobi:-Shiikh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu qoraal ka soo saaray war dhawaan lagu faafiyey Al jazeera.net Warka Shiikh Umal oo ah qoraal kooban ayaa waxa uu kaga waramay wax dhabta ah ee ka jira qoraalka uu wariye Cabdiraxaan Sahal ku daabacay Al-jazeera.net, iyo bal wixii dhexmaray Shiikh. Maxamed Cabdi Umal iyo Wariye Cabdiraxmaan Sahal Qoraalka [...]
Magaalada labaad ee Ugu Weyn Dalka Denmark Århus, ayaa maanta waxaa si Official ah looga furayaa Masjidkii ugu Weynaa ee ay Somali yeelato, kaas oo loogu magac daray Markiska Bilal Masjidkaan oo ka Kooban Saddex Qeybood (Dabaq) & Dhul Banaan oo ay Caruurtu ku cayaarto, si taxadar ahna u xeeran ayaa noqonaya midkii ugu horeeyey ee noocan [...]
Jul 31 2010 | Posted in
Islam,
Maxaa Cusub |
Read More »
Dadka Muslimiinta ah ee dalka Indonesia ayaa ogaadey maalintii Jimcada in ay salaada u tukadaan jiho qaldan, waxaa sidaas sheegay hay’adda u saraysa Islaamka, iyaga oo sheegay in dadka Muslimiinta ah ee Indonesia ay salaada ula jeestaan dhanka Africa. Sida ay qabto diinta Islaamku jihada salaada waa dhanka magaalada barakaysan ee Makka, laakiin masaajida dalka [...]
Jul 17 2010 | Posted in
Islam |
Read More »
The family is that brick which forms the foundation of a society. It is composed of individuals that have permanent relations established between them. Most importantly, it possesses almost a majority of the different kinds of personal relations. Because of this, there must be certain etiquettes placed in order to control and regulate these relations. [...]
Jul 4 2010 | Posted in
Islam |
Read More »