Shiikh Umal oo Khudbadii Jimcaha kaga Hadlay Dhibaatada ka Dhalata Beenta Lagu Galayo Dalalka Galbeedka (Dhagayso)

Shikh Umal

Shiikh Maxamed Cabdi umal ayaa khudbadii Jimcaha ee 24 June 2011 ku soo qaatay beenta gaar ahaan sida ay Soomalaida maanta u caadeysatay in ay been adegsadaan iyagoo doonaya in ay dalalka galbeedka ku aadaan. Wuxuu shiikhu ka hadlay ragga hooyooyinkood ku kaxaynaya waa naagtaydii iyo nin naag uusan qabin oranaya waa xaaskaygii si uu u dhoofiyo isagoo More...

by Taleex Media | Published 327 days ago
By Taleex Media On Tuesday, November 16th, 2010
0 Comments

Nin Islaamay Ka Dib Markuu Arkay Habka Dunida Islaamka u Wada Ciidayaan

Iyadoo waayadan dambe si xawli ah loo soo galayey diinta Islaamkan ayaa hadana shacabka aan muslinka ahayn ee Kenya waxaa ay kaga jiraan kaalinta koowaad dadka tirada badan ee maalin waliba soo gala diinta Islam More...

By Taleex Media On Wednesday, October 6th, 2010
0 Comments

Somalida Gaalowday oo ku soo Badanaya Paltalk

1-Qeyb sheegatay in eey masiixiyiin yihiin ama eey yihiin(christian) oo aaminsan 1+1+1=1 2-Qeyb neceb nabi Mohamed NNKH, oo aan ogoleen Axaadiistiisa Iyo wax waliba oo ka sugnaday rasuulkii allah NNKH, sheganayo More...

By Taleex Media On Thursday, September 30th, 2010
0 Comments

Sh Mustafe Xaaji Ismail oo muxaadarooyin silsilad ah ka bilaabay Hargeysa (Daawo Muxaadardii 1aad

Sh Mustafe Xaaji Ismail oo ka mid ah Culumada sida weyn looga yaqaan dalka Gudahiisa iyo Dibada ayaa waxaa uu muxaadarooyin silsilad ah ka Bilaabay masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa  ee xarunta S/land. Sh More...

By Taleex Media On Friday, September 17th, 2010
0 Comments

Su’aalo ku socda Sh. Xassaan Xusseen Aden Abuu Salmaan kuwaas oo ka yimid Sh Shible

Sheikh Maxamuud Sheikh Maxamed Shibli oo ka mid ahaa culimadii dhawaan bayaanka ka soo saaray heshiiskii dhexmaray Jabhadda UWSLF iyo xukuumadda Itoobiya, ayaa waxaa uu su’aalo weydiinayaa Sheikh Xassaan Xusseen More...

By Taleex Media On Thursday, August 19th, 2010
0 Comments

Sh Maxamed Cabdi Umal oo war ka soo saaray qoraal lagu faafiyey Al jazeera.net (Akhri)

Nairobi:-Shiikh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu qoraal ka soo saaray war dhawaan lagu faafiyey Al jazeera.net Warka Shiikh Umal oo ah qoraal kooban ayaa waxa uu kaga waramay wax dhabta ah ee ka jira qoraalka uu More...

By Taleex Media On Saturday, July 31st, 2010
0 Comments

Caasimada Labaad ee Denmark oo Masjid Weyn Laga Furay (Daawo)

Magaalada labaad ee Ugu Weyn Dalka Denmark Århus, ayaa maanta waxaa si Official ah looga furayaa Masjidkii ugu Weynaa ee ay Somali yeelato, kaas oo loogu magac daray Markiska Bilal Masjidkaan oo ka Kooban Saddex More...

By Taleex Media On Saturday, July 17th, 2010
0 Comments

Muslimiinta Indonesia oo loogu baaqey in ay beddelaan halka ay hadda salaada u tukadaan

Dadka Muslimiinta ah ee dalka Indonesia ayaa ogaadey maalintii Jimcada in ay salaada u tukadaan jiho qaldan, waxaa sidaas sheegay hay’adda u saraysa Islaamka, iyaga oo sheegay in dadka Muslimiinta ah ee Indonesia More...

By Taleex Media On Sunday, July 4th, 2010
0 Comments

A husband’s responsibilities towards his family

The family is that brick which forms the foundation of a society. It is composed of individuals that have permanent relations established between them. Most importantly, it possesses almost a majority of the More...