Shir Saxaafadeed ay Qabteen Culimada iyo Gudiga Dhismaha Masjidul Jaamaca Laascaanood+VIDEO
Culimada Magaalada Laascaanood ayaa Maanta Shir Saxaafadeed ay ku qabteen magaalada laascaanood waxay kaga warbixyeen daymo lagu leeyahay Masaajidka iyagoo sheegay in masjidku uu haatan marayo Heer Gabo Gabo ah waxaa kale oo ay ulimadu Baaq u soo jeediyeen Dhamaan Umada Muslimka ah e Hore uga Qayb qaadan jiray Dhismaha Masaajidka. Lacagta lagu leeyahay More...
Rooxaanland : Qaybtii Labaad
Arrinta labaad haddaan u leexdo. Waa arrin runtii aan ku dheeraan doonoo, maadaama loo baahan yahay in si fiican loo fahmo. waxaa jirta in 40kii sano ee ugu dambaysay ay dalka soo galeen dariiqooyin ay ka mid More...
Murtadkii Axmed Xeyle Oo Bakhtiyay
Gaalkan Geeriyooday Ayaa Diinta Kirishtaanka Geliyay Soomaali Badankood Hada Ku Nool Mareykanka Waxaa Soomalida Kiristaankaa ay shaaciyeen in sargaalkii Soomaliga ahaa ee Kiristaanka ahaa Axmed Xalayle uu bakhtiyey, More...
Aragtidda Dadka ee Ardaayadda Siyaasadeed EE SSC
Bulshadda SSC, qaarkood ,ayaa waxay dib u eegayaan ,ardaayadda siyaasaddeed ee ka dhismay degaankooda 1960-2011, iyo saamaynta ay ku yeesheen noloshoodda. Ardaayadda a oo qaarkood u dhismeen qaab aan ku More...
Rooxaanland – I Qaybta 1aad
Arar & Afeef Qoraalkan aan ugu magacdaray „Rooxaanland“, wuxuu daba socdaa oo dhammaystirayaa labadii maqaal ee hore ee kala ahaa „War niman yohow Raggii meeye?- 2007 iyo „Soomaala’ayeeey! Ciiloow More...
Head of DFID Kenya & Somalia Talks To Taleex Media (Video)
Madaxa hay’ada DFID u qabailsan kenya iyo Somalia Alistair Fernie ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Taleex Media waxaa uu kaga hadlay arimo badan oo la xidhiidha gargaarka ay siiso dalwada UK dalka Soomaaliya. Wareysigan More...
Faratoon oo London Kaga Qayb Galay Xuska maalinta SNM 18 May (Daawo)
Yaasin Maxamuud Xiir (Faratoon) oo ka mid ahaa Ergadii Shirka London ee dhawana lagu qabtay magaca aqoon yahanka beesha Dhulbahante dhawaana lagu soo daray liiska 27 xubnood ee qaban qaabinaya shirka gudaha gobolada More...
Laascaanood Yaa Dhibka u keenay? Sanaag Yaa Somaliland u Hibeeyay? Talooyin Ku Socda G6. (Dhageyso)
Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo aanu la yeelanay Eng Maxamuud Maxamed Cali (Cadami) ayuu kaga hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin:- Dhibaatada Haysata Shicicka Dhulbahante goormay bilaabatay? Yaa Sababa u More...
The Road Map Leading Somaliland to Annex SSC Territories.
Looking for directions? Here is the road map leading Somaliland to annex SSC territories. A shrewd academic panel - a manipulative six-guys guru marred with political and monitorial greed inebriated with More...
Maxaad Ka Taqaan Guddiga 27 ah,Saxaafada la Xushay iyo Sababta Loo Xushay Dadkaasi Gaar ka ah (Xog Hoose)
Dhawaan waxaa mareegaha internetka lagu faafiyay magacyada xubno lagu sheegay in ay yihiin guddiga farsamada ee qaban qabanaya shirweynaha beesha Dhulbahante ee la qoondeeyay in uu ka dhaco dalkii. Magacyada la More...






