Rajo Xuma Laga Muujiyay in uu Shir ka Qabsoomo Gobolada SSC (Dhageyso)

audio

Aqoon yahanka gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn (SSC) gaar ahaan kuwa ku sugan gudaha dalka ayaa raja xumo ka muujiyay habka loo weeciyay natiijadii shirkii London kaaso sida muuqata gacanta u galay koox dano gaar ah leh. Axmed Cabdi Cali (Axmed kasye) waxaa uu ka mid yahay aqoon yahanka SSC waxaana uu sheegay in uu fashilmay shirkii loo balansanaa in uu More...

by Taleex Media | Published 370 days ago
shirka 034
By Taleex Media On Saturday, May 14th, 2011
0 Comments

Dhalinyarada Beesha Maxamuud Bari oo Kulan Ku Yeeshay Nairobi Guddoomiyana Doortay (Sawiro)

Gudoomiye Siciid Cali Warsame Xaflad si weyn loo soo agaasimaya ayaa lagu qabtay Hotel Karmal ee magaalada Naiorbi taaso ay isugu yimaadeen dhalinta ka soo jeeda beesha Maxamuud Bari ee gobolada Sool,Sanaag iyo More...

uk
By Taleex Media On Thursday, May 12th, 2011
0 Comments

Proposed Statement From The UK Senior Representative for Somalia, Mr Matt Baugh

“The British Foreign Secretary, William Hague, today announced his intention to reopen a British Embassy in Somalia as soon as local conditions permit. “The Foreign Secretary’s announcement reflects the strategic More...

saado_cali
By Taleex Media On Tuesday, May 10th, 2011
0 Comments

Saado Cali Warsame oo Taleex Media u Warantay (Dhageyso)

Fanaanada Qaranka Soomaaliyeed ee Saado Cali Warsame ayaa wareysi gaar ah ay siisay shabakada Taleex Media waxaa ay sharaxaad ka bixisay heesta cusub ee ay dahwaan soo saartay ee la yiraahdo “Soomaaliweyn“. Saado More...

jaamac xasan khaliif
By Taleex Media On Monday, May 9th, 2011
0 Comments

Jaamac Xasan: “Shirkii Nairobi Madaxweyne & Maamul Kuma Aanan Sameeyn” (Dhageyso)

Jaamac Xasan Khaliif oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaliyeed ee ka soo jeeda mandaqada Sool,Sanaag iyo Cayn kana mid ahaa ergadii ka qayb gashay shirkii Nairobi 2009 ayaa daboolka ka qaaday in aan shirkaasi lagu More...

xaglo
By Taleex Media On Saturday, May 7th, 2011
0 Comments

Gudoomiyaha QurbaJooga Gobolka Cayn: “Xaglatoosiye Ma ahan Nin Dan Dhulbahante Lagu Halayn Karo” (Dhageyso)

Gudoomiyaha Qurbo-Joogta Jaaliyada Gobolka Cayn Shilin-Liqe oo la soo xidhiidhay Xargaga Online ayaa sheegay in Xaglatoosiye u caada tahay in uu dadka kala diro iska daa cid uu mideeyee , waxaana uu ku baaqay More...

cisbataalka Laascaanood
By Taleex Media On Wednesday, May 4th, 2011
0 Comments

Goorma ayaa la Qaadidoonaa Isbaarada Hortaal Dhakhtarka Laascaanood?

Asalaamu calaykum waraaxmatulahi wabarakaatu: Mahad ilaahay bay u sugnaatay,naxariisna nebigeenii suubanaa scw, waxaan  rabaa inaan  halkan ku muujiyo dhibaatada laascaanood ka taagan inay tahay mid dadka u dhashay More...

amerika
By Mohamed Ali Nuur (Amerika) On Tuesday, May 3rd, 2011
0 Comments

Somali Refugees Pose No Security Threat. By: M Ali America

A story that appeared in this Sunday’s Nation titled Kenya grapples with influx of immigrants portrayed Somali refugees as a security threat by associating them with Al-Shabaab, the same violent and ruthless organisation More...

By Taleex Media On Tuesday, May 3rd, 2011
0 Comments

Las’anod Hospital

My name is Yasmin Jama; I am a wife and mother of three and I have recently gone back to my home country after 30 years of living abroad. I would like to share my experience from my trip. Like everyone else I had More...

baashe
By Taleex Media On Monday, May 2nd, 2011
0 Comments

Baashe C Jaamac oo Warsaxaafadeed Soo Saaray (Dhageyso)

Mudane Baashe Ali Jama waxaa uu sheegay Waraaqdii la qoray markii shirku dhamaaday ee ka soo baxday Xaglatoosiye in aan la iskuma ogeyn waxayna ahayd waxba kama jiraan guddiyada la magacaabay ayuu yiri. Warsaxaafadeedka More...