Waa muhiim in uu Dr Galaydh daawado

15-04-2012

Videogan hoose waa mid muhiim ah in ay daawadaan kooxda uu madaxda u yahay Dr Cali Khaliif Galaydh. Sida laga wada dharagsan yahay waxaa socota uruurinta lacag lagu qiyaasay nus malyuun doolar oo uu gacanta ku hayo inta soo xarootay Cali Xaaji Cige oo Isutaga Imaaradaka Carabka ku nool waxaana ay ku bixi kartaa oo kaliya amarka Dr Cali Khaliif Galaydh. Dhaqalahaa More...

by Taleex Media | Published 34 days ago
eng maxamed
By Taleex Media On Friday, March 2nd, 2012
0 Comments

Eng Maxamed: “630 askari ayaa Buuhoodle noo jooga” (Video)

Wasiirka Kaluumaysiga Puntland ayaa sheegay in ay lacag ka badan 2 bilyan bil waliba geliyaan Buuhoodle  More...

saado12
By Taleex Media On Sunday, February 5th, 2012
0 Comments

“Buuhoodle Maxaa Kaayaala” By Saado Cali Warsame (Daawo)

Saado Cali Warsame,Fanaanada Qaranka Soomaaliyeed ayaa soo saartay hees cusub oo la yiraahdo “Buuhoodle Maxaa Kaayaala”.  More...

baaq
By Taleex Media On Thursday, October 6th, 2011
0 Comments

Daawo Baaqii Isimada Dhulbahante ka Soo Saareen Shirka Khaatumo2

Halkan ka daawo baaqii isimada Dhulbahante ka soos aareen shirka Khaatumo 2  More...

masjid
By Taleex Media On Monday, October 3rd, 2011
0 Comments

Salaadii Maghrib ee Masjidka Madiina oo Hakad la Geliyay (Video)

24 kii bishii September xili la xirtay Salaadii maghrib ayaa waxaa uu Imaamku soo xusuustay in uusan wayso qabin ka dibna waxaa uu hakad galiyay salaadii oo la sugayay intuu ka soo waysa qaadanayay.  More...

al shabaab
By Taleex Media On Monday, August 15th, 2011
0 Comments

Al shabaab iyo Ajaanibta u Dagaalanta, Maxaad ka Taqaan? (Inside Al Shabaab Video)

Ururka Al shabaab ayaa ah urur ay hogaankiisa sare ay hayaan dad ajinabi ah oo ka yimi dalalka Pakistan,Afganistan iyo Yemen kuwaaso bixiya awaamirta dagaalka. Muqaalkan ayaad ku arkaysa anin ka mid ahaa Al shabaab More...

gudi-masajid-250x250
By Moha On Sunday, July 17th, 2011
0 Comments

Shir Saxaafadeed ay Qabteen Culimada iyo Gudiga Dhismaha Masjidul Jaamaca Laascaanood+VIDEO

Culimada Magaalada Laascaanood ayaa Maanta Shir Saxaafadeed ay ku qabteen magaalada laascaanood waxay kaga warbixyeen daymo lagu leeyahay Masaajidka iyagoo sheegay in masjidku uu haatan marayo Heer Gabo Gabo ah More...

darbijiif
By Taleex Media On Saturday, June 4th, 2011
0 Comments

Weli Ma Aragtay Abwaan Darbijiif ah? Burco Ayey Ka Dhacdayee Daawo

Magaalada Burco ayaa waxaa ku soo badanaya bulshada darbijiifta ah ee aan hoyga haysan ama dadka nolosha ka dhacay waxaase ugu yaab badan in bulshadaasi ay haatan ku soo biireen abwaaniintii Burco oo nolosha ka More...

alistair
By Taleex Media On Saturday, May 28th, 2011
0 Comments

Head of DFID Kenya & Somalia Talks To Taleex Media (Video)

Madaxa hay’ada DFID u qabailsan kenya iyo Somalia Alistair Fernie ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Taleex Media waxaa uu kaga hadlay arimo badan oo la xidhiidha gargaarka ay siiso dalwada UK dalka Soomaaliya. Wareysigan More...

By Taleex Media On Sunday, March 27th, 2011
0 Comments

Daawo Bayaanka Isimada Dhulbahante

 More...