Socdaalkii Gen Maxamed Aadan ku Tagay Dalkii Hooyo 2006
Booqashadii General Maxamed Aadan ku Tagay Dalkii Hooyo Sanadii 2006. Muuqaaladan hoose ayaa ah kulan uu Generaalku la Qaatay shacabka Magaalaada Xudun ee Gobolka Sool. [nggallery id=4] More...
Shirkadda Isgaarsiinta Telesom oo Deeq Gaadhsiisay Bukaanka Cusbatalka Laascaanood (Daawo)
Shirkada Telesom ee ku taala magaalada Laascaanood ayaa saaka Cusbitaalka guud ee magaalada laascaanood Gaar ahaaan qaybta TB-da & Bukaanadda kale gaarsiiyey deeq lacageed oo ay ugu tallo galeen dadka bukaanka More...
Sidee looga xusay 1-Luulyo Oslo, Norway?
Soomaalida ku dhaqan dalka Norway, gaar ahaan caasimadda Oslo ayaa si weyn ugu dabaal-dagay munaasabadda 1-Luulyo, iyadoona ay xafladaasi oo ka dhacday xaafadda Grønland kasoo qeyb galeen boqolaal Soomaali ah. Sawirada Deeq More...
Xuska 1 Luulyo iyo Denmark
Somaliada Denmark degan ayaa si weyn u xustay Maalinka Xoriyada Somaliya iyo israacii Koonfur iyo Waqooyi More...






