make music movie

Dilaal: “NSUM Siilaanyo Ayey Ku Xidhan Yihiin” (Cod Sir ah)

dilaal

Maxamed Xasan Xaad (Dilaal) oo ah ninka uu dhawana Xaflatoosiye u magacaabay in uu noqdo Khasnajigiisa ayaa sheegay in kooxda qurbajooga ah kuna xidhan Burcad badeeda ee lagu magacaabo NSUM ay ka dambeeyeen qorshihii uu Kaysa Cabdi Ysusuf iyo xubno kale oo wehliya ay ugu biirana maamulka Siilaanyo. Dilaal oo laga qabtay cod qarsoodi ah ayaa sheegay More...

by Taleex Media | Published 3 years ago
NSUM_Pirate
By Taleex Media On Thursday, July 14th, 2011
0 Comments

Been Abuurkii NSUM Ku Samaysay Garaadada Dhulbahante

Kooxda NSUM ayaa sandii 2008 waxaa ay mareegaha Internetka ku faafiyeen qoraal ay ku sheegeen aqoonsi ay ka heleen isimada Dhulbahante. Maalmo ka dib markii qoraalkaasi hawada galay ayaa tafatiraha Taleex Media More...

qase_Nsum
By Taleex Media On Sunday, June 19th, 2011
0 Comments

Qaar Ka Mid ah NSUM oo Daneynaya Ka Mid Noqoshada Burcad Badeeda (Dhageyso Cod Sir ah)

Xubin ka tirsan ururka NSUM gaar ahaan garabka gudoomiyaha ururkaasi ayaa qorshaynaya in ay ka mid noqto kooxaha qawlaystada ah ee maraakiibta ka afduubta biyaha ka baxsan Soomaaliya ee burcad badeeeda, Sidaana More...

NSUM -logo
By Taleex Media On Sunday, June 12th, 2011
0 Comments

The NSUM Diaspora Group is at the brink of collapse.

The NSUM Diaspora Group popular with its long distance drum-beat for tribal secession from Puntland State of Somalia is in imminent call it quits. Two rival wings have arisen within the NSUM Diaspora group, one More...

NSUM -logo
By Taleex Media On Sunday, June 5th, 2011
0 Comments

Wareysigii NSUM ka Cadhaysiiyay 3 Sano ka Hor (Dhageyso)

Wareysigan hoose waxaa la qaaday taariikhdu markay ahayd 5/15/2008, tafatirha Taleex Media Maxamed Cali Cilmi oo xiligaa ahaa tafatiraha Xargaga Online ayaa wareysigan ka qaaday boqor Cabdilaahi Axmed Cali xili More...

NSUM -logo
By Taleex Media On Saturday, June 4th, 2011
2 Comments

The True Face of NSUM

Re: “Press Release, (NSUM) – Puntland administration´s Press Release posted on the Somali websites on May 30th may be diabolical and despicable….” But ironically it is NSUM’s Press Release that is More...