Waraysi: Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo Waraysi xiiso leh bixiyey waxyaalo aanu hore uga hadlinna bayaamiyey!

Garaadka

Salaamu Caleykum Garaad, waa warbaahinnta Taleexmedia (TM) oo rabta inay waraysi kula yeelato. Garaad Saleebaan: Caleykum Salaam Adeer soo dhowaada. TM: Garaad bal marka ugu horreysa nooga xog warran guud ahaan degaannada Sool iyo Sanaag gaar ahaan degaanka Nugaasha ee aad ku sugan tahay. Garaad Saleebaan: Adeer belo ma ogin dhulka waa lagu nabad qabaa More...

by taleeh | Published 9 months ago
ramadan
By Taleex Media On Wednesday, July 10th, 2013
0 Comments

Ramadan Kareem

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. AudioPlayer.embed("audioplayer_1", More...

sheekh mustafe
By taleeh On Friday, February 15th, 2013
0 Comments

Nabi Muxammad (SCW) iyo Siyaasaddiisii Hoggaaminta ee umadda Islaamka (Sheekh Mustafe)

Muxaadaro qiimo badan oo mudan in wac laga barto waxa inoo soo gudbinaya Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil.  More...

Abyad
By taleeh On Wednesday, February 6th, 2013
0 Comments

Halgankii Islaamka ee Geeska Afrika iyo Herdankii Amxaarada (Sheekh C/Raxmaan Abyad Dhegeyso)

Halkan ka dhegeyso muxaadarooyin Taariikhi ah oo kusaabsan Islaamka iyo Geeska Afrika 1)  Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. More...

sheekh mustafe
By taleeh On Wednesday, February 6th, 2013
0 Comments

Muxaadaro: Fahamka Nolosha Sheekh Mustafe (Daawo

 More...

Sh mustafe
By Taleex Media On Monday, August 20th, 2012
0 Comments

Xidhiidhka Aduunku La Yeehayay Aakhiro

Halkan hoose ka daawo muxaadaro ku saabsan xidhiidhka ka dhaxeeya aduunka iyo aakhiro oo uu inoo soo jeedinayo Sheikh Mustafa Xaaji Ismaaciil. XIDHIIDHKA ADUUNKU LA LEEYAHAY AAKHIRO (QEYBTA KOWAAD)            More...

Shiikh-Boobe1
By Taleex Media On Monday, December 19th, 2011
0 Comments

Miraha iimaanka labada daarrood by Sheekh Abdiqadir Maxamed Cismaan Boobe(Daawo

Sheekh Abdiqadir Maxamed Cismaan Boobe ayaa muxaadaro qiimo leh ka jeedshay Masjidka imaam Shaafici ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya .Sheekh C/qaadir Boobe ayaa si aad ah ugu dheeraaday wanaaga imaanka More...

ogaysiis
By Taleex Media On Friday, December 16th, 2011
0 Comments

Shiikh.Cabdiraxmaan Abyad oo Muxaadarooyin ka bilaabi doona Masjid Al-Tawxiid

Shiikh C/raxmaan Abyad oo ka mid culumada iyo ducaada ku nool dalka Denmark ayaa muxaadarooyin musalsal ah ka bilaabi doona Masjidka Al-Tawxiid ee magaalada Copenhagan waxaana uu Sh. C/raxmaan Abyad uu cinwaan uga More...

umal
By Taleex Media On Saturday, December 10th, 2011
0 Comments

Shiikh Maxamed Umal oo Fariin Culus u Diray Sh Xasan Takar (Dhagayso)

Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa xalay muxaadaro uu u jeediyey boqolaal Soomaali ah oo kala socday Qolka Islamic Al-taqwaa Center ee Paltalk , Teleconferenc-yada isagoo ku sugan Masjidka weyn ee Abuubakar ee magaalada More...

sh-abyad
By Taleex Media On Tuesday, December 6th, 2011
0 Comments

Waa Xaajo Ugube ! Tolow Yaa Dilay Dr: Axmed Xaji W/Q Sh C/raxmaan Abyad

Marka hore  Allaah waxaan u waydiinaya inuu sheekha u naxariisto eheladiisii iyo  ummada soomaaliyeedna sabir iyo iimaaan ka  siiyo . Intaas kadib  : dhaqanka soomaalida kama mid ahayn in culimada la laayo oo More...