Arday Soomaali ah oo Ka Qalin Jabisay Jaamacad ku Taala Dalka Malaysia (Sawiro)

310109_10150388137784156_699879155_8787921_659234923_n

Ku dhowaad labaatan (20) arday oo ka qalin jabiyey jamacad kutaala wadanka malaysia iyo kulan  lagu sagootinayey ardaydaasi oo ka dhacay isla jaamacadaasi (KUIN) Waxaa maalinimadii isniinta ee taariikhdu kubeegnayd (21/11/2011) jaamacada KUIN ee kutaala wadanka malaysia gaar ahaan wadanka dhiniciisa waqooyi  kadhacay kulan balaadhan oo ay isugu yimaadeen More...

by Taleex Media | Published 2 years ago
Ardayda Dugsiga Hoose/Dhexe ee Taleex
By Taleex Media On Sunday, October 2nd, 2011
0 Comments

Magacyada Ardayda Reer Taleex ee Turkey-ga u Dhoofay

Ardayda Dugsiga Hoose/Dhexe ee Taleex Deeqdii Waxbarasho ee dhawaan Turkey-gu ugu deeqay dalka Soomaaliya oo saamigii gobolada Sool iyoS anaag la mariyay dhinaca maamulka la magac baxay Somaliland ayaa waxaa uu More...

Close up of a graduation cap and a certificate with a ribbon
By Taleex Media On Sunday, August 28th, 2011
0 Comments

Gabadh Soomaali ah oo Ka MID Noqotay Ardayda Ugu Waxbarashada Wanaagsan England

Waxaan shaki ku jirin in bulshada Soomaaliyeed kaalin wax ku ool ah ka yihiin bulshooyinka ay la dhaqan yihiin, haday noqon lahayd xagga horumarka ijtimaaciga ah iyo dhanka waxbarashadaba, waxaana xaafadkasta ama More...

Xaflada_Dugsiga_Qardho (15)
By Taleex Media On Thursday, June 16th, 2011
0 Comments

Xafladii Xiritaanka Dugsiga Hoose Dhexe Ee Qardho 2010-2011 iyo abaalmarin la gudoonsiiyey Ardaydii ( SAWIRO)

Xafladaan abaal marinta lagu gudoonsiinayey ardayda wax ka barta Dugsiga Hoose Dhexe ee Qardho ayaa waxaa dhanka kale dhinac socday isla xirtaanka dugsiga ee sanad dugsiyeedka 2010-2011. Xafladda ayaa waxaa ka soo More...

By Taleex Media On Monday, December 13th, 2010
0 Comments

Warbixin Ku Saabsan Waxbarashada Degmada Xuddun (Sawiro)

Qormooyin badan ayaa waxaan ka samayn doonaa waxbarashada magalooyinka hoos yimaada degmada Xudun oo ka mid ah gobolka sool , qormadaan ayaan waxaan ku eegi doona xalada waxbarasho ee magaalada Xuddun Degmada xuddun More...

By Taleex Media On Sunday, October 10th, 2010
0 Comments

BANGIYADA ISLAAMKA Maxay ka yiraahdeen dadkii akhriyey?

“Buuggaani waa kayd aqooneed oo tixraac u noqon doona ardada barata dhaqaalaha iyo maaliyadda; kuwa darsa shareecada Islaamka; ganacsatada iyo maalqabeennada u baahan inay maalkooda u jiheeyaan mashaariic iyo More...

By Taleex Media On Monday, October 4th, 2010
0 Comments

Jaamacadda East Somalia oo Ardaydii ugu horeysay ay Imtixaan u Fariisteen (Sawiro)

Qaar ka mid ah ardaydii ugu horeysay ee Jaamacadda Bariga Somalia (East Somalia University) ayaa si rasmi ah u fariistay Imitaaxka Tijaabadda ee u gudbida Jaamacadda. In ka badan 70 Arday ayaa Imtixaanka u Fariistay More...

By Taleex Media On Saturday, August 28th, 2010
0 Comments

Dood Cilmiyeed ku saabsan hanaanka waxdhigidda cusub oo lagu soo gaba gabeeyay Jaamacadda Nugaal ee Laascaanood

Waxa maanta lagu so geba gabeeyay  hallka shirarka ee Jaamacadda Nugaal University ee Laascaanood dood cilmiyeed  ku saabsan habka wax dhigidda cusub ( New Teaching Methodology)  waxana soo jeediyay oo facilitator More...

By Taleex Media On Friday, July 30th, 2010
1 Comment

Arday Ka Qalin Jabisay Mac-hadka Tababarka Kalkaaliyayaasha Caafimaadka Gobolka Sool

  Machadka Tababarka Kalkaaliyayaasha Caafimaadka Gobolka Sool (Sool Institute of Health Science ayaa la furay sanadkii2008. Macahadka oo kakooban laba guruub oo qolona sanadkii kowaad ku jirto qolana samadkii More...

By Taleex Media On Thursday, July 8th, 2010
0 Comments

Xaflad qalin Jebin ah Oo Ka Dhacdey Machadka OTTIB ee degmada Buuhoodle

Munaasabad qalin jabin ah oo si wayn loo soo agaasimay ayaa maanta ka dhacday magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. Munaasabadaas oo ay kasoo qaybgaleen Culima’udiin,waalidiin, Ururada bulshada,dhakhaatiir More...

Switch to our mobile site