Saado Cali oo Soo Saartay Hees Cusub oo la yiraahdo Boosaaso (Dhagayso)
Fanaanada qaranka Soomaaliyeed Saado Cali Warsame ayaa soo saartay hees cusub oo la magac baxday Boosaaso. Heestan oo soo baxday 18/02/2012 ayaa waxa ay ka hadlaysaa horumarka magaalada Boosaaso iyo guud ahaan gobolada Puntland.Waxaana ay Fanaandu ku cabiraysaa xadaarada ka jirta mandaqadaas. Halkan ka roggo ama hoos toos uga dhagayso heesta Boosaaso. Audio More...
Cabdi Qawdhan oo jawaab waafiya ka bixiyay been abuurkii arinkaTukaraq (Dhagayso)
Wasiir ku xigeenka maaliyada ee dawlada Puntland Cabdi Ibraahim Warsame (Cabdi Qawdhan) ayaa si kulul uga jawaabay been abuur laga sameeyay oo ku saabsan xaalada ciidan ee Tukaraq. Wasiirku waxaa uu sharaxaad ka More...
Caaqil Camey: ” Nabada waxaa la heli marka dagaalku isu roggo Isaaq iyo Daarood ” (Cod)
Caaqil Maxamuud Xaaji Cumar Camey oo ka mid ah cuqaasha gobolka Cayn ayaa shaaca ka qaaday in maleeshiyada beelaha Isaaq ee duulaanka ku ah magaalada Buuhoodle ay nabada qaadan karaan oo kaliya marka dagaalku si More...
Nuur Axmed oo Digniin ka soo Saaray Shirka Khaatumo 2 (Dhagayso
Odayaasha iyo waxgaradka beesha Nuur Axmed ayaa ugu baaqay maleeshiyada beelaha Naaleye Axmed iyo jaamac Siyaad ee ay kala hogaaminayaan Axmed karaash iyo jaamac garaad Ismaaciil. Cumar Xuseen Surey (Cumar Qaadi) More...
Caaqil Shiine oo Waraysi Bixiyay Kana Digay Xaalada Taleex (Dhagayso)
Caaqil Shiine Xaaji Cali Shire ayaa sheegay in qoyskii dhibaatada u gaystay aysan wali wada hadal maadam ay iksu mashquuliyeen arimo ana meesha oolin iyagoo ku baaqay gogol dhagaraysan oo dhiiga ku daatay. Caaqilka More...
Caaqil Faarax Muuse Dhiil oo Ka Digay Shir Lagu Qabtaa Taleex (Dhagayso)
Caaqil Faarax Muuse Dhiil oo ka mid ah Cuqaasha beesha Nuur Axmed ayaa waxaa u ka digay shir xiligan lagu qabto magaalada Taleex xili aan xal laag gaarin dhibaatada ka dhex taagan qoysas reer Taleex ah. Caaqilka More...
Caaqil C/Salaan: “Nuur Axmed Waa Lagu Soo Duulay, Cid uu Dhib ka Galayna Maan Ogin” (Dhagayso)
Caaqil Cabdisalaan Muuse Deri oo ka mid ah cuqaasha beesha Nuur Axmed dhawaana lagu dilay walaalkii magaalada Taleex ayaa sheegay in duulaan lagu sooq aaday beesha Nuur Axmed iyadoo loogu gabanayo shir. Caaqilka More...
NSUM oo Ka Qayb Gashay Shirka Wadatashiga Soomaaliya ee Garowe (Cod)
Ismaaciil Diiriye Gamaadiid oo ka mid ah ururka NSUM ayaa maanta (21-12-2011) ka qayb galay shirka wadatashiga Soomaaliya ee ka furmay magaalada Garowe. Shirkan oo looga hadlayo mustaqbalka Soomaaliya ayaa waxaa More...
Shariif Yaasiin Cali Shire oo Waraysi Bixiyay ku Aadan Xaalada Taleex (Dhagayso)
Shariif Yaasiin Cali Shire oo ka ah qoyskii dhawaan labada qof laga dilay weerarkii gaadmada ahaa ee Taleex ka dhacay ayaa daboolka ka qaaday in xaalada Taleex cakiran tahay xilgan. Shariif Waxaa uu ka digay dadka More...
Qaybdiid: ” Cuqaasha Taleex Aaday Ma Matalaan Jaamac Siyaad” (Dhagayso)
Odayaal ka soo jeeda beesha Jamaac Siyaad ee Dhulbahante oo ku sugan dalka Ingiriiska ayaa xidhiidh ay Taleex Media la soo sameeyeen waxaa ay ku sheegeen in aysan beeshu wada matalin cuqaal ku sugan magaalada Taleex More...






