Eng Xandule: “Reer Laascaanood Ha La Heshiisiiyo ka Dib ayaa Shir Weyne La Qaban Karaa” (Dhagayso)
Wasiirkii Macdanta iyo biyaha Dawladii TNG ee Carta Axmed Maxamuud Xandule ayaa sheegay in madaxada dhaqanka looga dambeeyo arimaha beesha gudaheeda oo ay siyaasiyiintu faraha kala baxaan. Mr Xandule oo u waraysi siiyay Taleex Media isagoo jooga dalka Holland oo degan yahay ayaa ka hadlay tashwiishka ay odayaasha la baxay G6 ku fureen go’aamadii More...
Somali Radio oo Waraysatay Tafatiraha Taleex Media (Dhagayso)
Idaacada Somalin Radio ayaa waraysi la yeelatay tafatiraha Taleex Media Maxamed Cali Cilmi iyagoo ka waraystay weerarkii ay shabakada ku soo qaadeen mooryaan u shaqaysa G6 More...
Afhayeenka Ugaadh yahan: ” Galaydh ha Bixiyo Raali Gelin Guud” (Dhagayso)
Afhayeenka beelaha Ugaadh yahan Siyaad ee Ohio Cali Maxamed Xirsi (Cali jiis) oo u waramayay shabakada Allboocame.com ayaa sheegay in Dr Cali Khaliif la dambi yahay toban qof isla markaan looga baahan yahay raali More...
Qabanqaabada Siyaarada Shiikh Siciid Harti (Dhulbanhate) oo ka Socota Laascaanood (dhagayso)
Qabanqaabada gudduga Siyaarada Shiikh Siciid Harti Koombe (Dhulbahante) ayaa waxaa ay ka socotaa magaalada Laascaanood xarunta gobolka. Guddigan oo ka koban 15 xubnood oo ah beelaha Sool,Sanaag iyo Cayn kuwaaso More...
Col Tacabir oo Beeniyay Baaq Lagu Been Abuurtay (Dhagayso)
Col Maxamed Cumar Cigaal (Tacabir) ayaa been abuur ku tilmaamay baaq dhawaan ay faafiyeen shabakadaha £ 30 la siiyo oo magaca Col Tacabir lagu soo daray. Col tacabir oo u waramayay shabakada allboocame.com ayaa More...
Askar: “Saleebaan Waxaa uu ka Xun Yahay Hormarka Taleex, Xaabsade ayuu ka Tala Qaataa” (Dhageyso)
Wasiirka Warfaafinta Puntland Axmed Cali Askar oo u waramayay laanta afka Soomaaliga ee BBC ayaa sheegay in ninka hogaaminayay maleeshiyaadka Somaliland oo lagu magacaabo Saleebaan Yusuf Cali Koore uu ka xun yahay More...
Shir Saxaafadeed ay Qabteen Culimada iyo Gudiga Dhismaha Masjidul Jaamaca Laascaanood+VIDEO
Culimada Magaalada Laascaanood ayaa Maanta Shir Saxaafadeed ay ku qabteen magaalada laascaanood waxay kaga warbixyeen daymo lagu leeyahay Masaajidka iyagoo sheegay in masjidku uu haatan marayo Heer Gabo Gabo ah More...
Boqor Cabdilaahi Axmed oo Ka Hadlay Go’aamadii Tukaraq (Dhageyso)
Ka dib markii ay isimada Dhulbahante ka soo saareen go’aamo magaalada Tukaraq ayaa waxaa faahfaahin dheerada ka bixiyay Boqor Cabdilaahi Axmed Cali oo ku sugan magaalada Buuhoodle. Wareysiga Boqorku uu siiyay More...
Wareysigii NSUM ka Cadhaysiiyay 3 Sano ka Hor (Dhageyso)
Wareysigan hoose waxaa la qaaday taariikhdu markay ahayd 5/15/2008, tafatirha Taleex Media Maxamed Cali Cilmi oo xiligaa ahaa tafatiraha Xargaga Online ayaa wareysigan ka qaaday boqor Cabdilaahi Axmed Cali xili More...
Axmed Karaash oo Hadalkiisa Caddeeyay Halka Sabareey Gidaar Isku Xoqay (Dhageyso)
Wasiirkii Hore ee Duulista ee Puntland Mudane Axmed Cilmi Cisaam (Karaash) oo u waramayay idaacada daljir ayaa si carro leh uga jawaabey hadalkii kasoo yeedhay Kooxda qurbaha kaga qudhaabata xoreynta , Kuwaaso More...






