Hogaankii Al shabaab oo Laascaanood ku sugan (dhagayso)
Ku xigeenka Axmed Cabdi Godane oo ah hogaamiyaha Al shabaab ayaa ku sugan magaalada Laascaanood xarunta gobolka Sool. Masuulkan ka tirsan ururka xiriirka la leh Al qaacida ee Al shabaab ayaa yimi Laascaanood ka dib markii laga soo saaray gobolada Koonfureed ee Soomaaliya. Madaxweynaha dawlada Puntland Dr Cabdiraxmaan Maxamud Faroole oo la hadlayay laanta More...
Cabdi Qawdhan oo jawaab waafiya ka bixiyay been abuurkii arinkaTukaraq (Dhagayso)
Wasiir ku xigeenka maaliyada ee dawlada Puntland Cabdi Ibraahim Warsame (Cabdi Qawdhan) ayaa si kulul uga jawaabay been abuur laga sameeyay oo ku saabsan xaalada ciidan ee Tukaraq. Wasiirku waxaa uu sharaxaad ka More...
Caaqil Camey: ” Nabada waxaa la heli marka dagaalku isu roggo Isaaq iyo Daarood ” (Cod)
Caaqil Maxamuud Xaaji Cumar Camey oo ka mid ah cuqaasha gobolka Cayn ayaa shaaca ka qaaday in maleeshiyada beelaha Isaaq ee duulaanka ku ah magaalada Buuhoodle ay nabada qaadan karaan oo kaliya marka dagaalku si More...
Nuur Axmed oo Digniin ka soo Saaray Shirka Khaatumo 2 (Dhagayso
Odayaasha iyo waxgaradka beesha Nuur Axmed ayaa ugu baaqay maleeshiyada beelaha Naaleye Axmed iyo jaamac Siyaad ee ay kala hogaaminayaan Axmed karaash iyo jaamac garaad Ismaaciil. Cumar Xuseen Surey (Cumar Qaadi) More...
Caaqil Shiine oo Waraysi Bixiyay Kana Digay Xaalada Taleex (Dhagayso)
Caaqil Shiine Xaaji Cali Shire ayaa sheegay in qoyskii dhibaatada u gaystay aysan wali wada hadal maadam ay iksu mashquuliyeen arimo ana meesha oolin iyagoo ku baaqay gogol dhagaraysan oo dhiiga ku daatay. Caaqilka More...
Caaqil Faarax Muuse Dhiil oo Ka Digay Shir Lagu Qabtaa Taleex (Dhagayso)
Caaqil Faarax Muuse Dhiil oo ka mid ah Cuqaasha beesha Nuur Axmed ayaa waxaa u ka digay shir xiligan lagu qabto magaalada Taleex xili aan xal laag gaarin dhibaatada ka dhex taagan qoysas reer Taleex ah. Caaqilka More...
NSUM oo Ka Qayb Gashay Shirka Wadatashiga Soomaaliya ee Garowe (Cod)
Ismaaciil Diiriye Gamaadiid oo ka mid ah ururka NSUM ayaa maanta (21-12-2011) ka qayb galay shirka wadatashiga Soomaaliya ee ka furmay magaalada Garowe. Shirkan oo looga hadlayo mustaqbalka Soomaaliya ayaa waxaa More...
Qaybdiid: ” Cuqaasha Taleex Aaday Ma Matalaan Jaamac Siyaad” (Dhagayso)
Odayaal ka soo jeeda beesha Jamaac Siyaad ee Dhulbahante oo ku sugan dalka Ingiriiska ayaa xidhiidh ay Taleex Media la soo sameeyeen waxaa ay ku sheegeen in aysan beeshu wada matalin cuqaal ku sugan magaalada Taleex More...
Arday SSC ee Puntland u Dirtay Turkey oo la Shaaciyay (Dhagayso)
Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada puntland ayaa warbixin ka bixiyey deeqdii Dalka Turkigu bixiyey Saamiga ay ka heleen dadka ka soo jeeda deeganadda sool sanaag iyo cayn liiska ardayda deeganadan ka soo More...
Eng Xandule: “Reer Laascaanood Ha La Heshiisiiyo ka Dib ayaa Shir Weyne La Qaban Karaa” (Dhagayso)
Wasiirkii Macdanta iyo biyaha Dawladii TNG ee Carta Axmed Maxamuud Xandule ayaa sheegay in madaxada dhaqanka looga dambeeyo arimaha beesha gudaheeda oo ay siyaasiyiintu faraha kala baxaan. Mr Xandule oo u waraysi More...






