Sanad Guuradii 24 aad ee Guusha Cabdi Bile Cabdi oo Laascaanood Ka Dhacday (Dhagayso)
Magaalada Laascaanood xarunta gobolka Sool ayaa waxaa todobaadkan ka socda munaasabad lagu xusayo sanad guuradii 24 aad ee ka soo wareegatay markii uu magaca Soomaaliya kor u qaaday Cabdi Bile Cabdi oo ahaa ordaa Soomaaliyeed oo ku guulaystay tartanka 1500 mitir ee dunida. Munaasabadahan ayaa waxaa soo abaabulay urarada dhalinyarad ee ka jira Laascaanood More...
Ciyaartooyda Sool oo Qalab Ciyareed La Gudoonsiiyay
Deeq ah qalabka ciyaartowda ah ayaa la soo gaadhsiiyay ciyaaryahanada gobolka sool deeqdan oo ahayd kubado ayaa waxaa ugu soo deeqay aqoonyahan ka mid ah qurba jooga oo lagu magacaabo Dr Axmed madar cali iyadoo More...
Gabdhaha Muqdisho Matalayey oo Dedaal Muujiyay (Video)
Gabdhaha Kubbadda kolaya ee Muqdisho ayaa wacdaro ka muujiyay ciyaartii dhex martay iyaga iyo kooxda Nairobi hase ahaate waxaa ay guushu raacday kooxda Nairobi oo ka tababar wanaagsan hablaha Muqdisho. More...
Goal Line Video” Oo La Isticmaali Doono 2014
Madaxweynaha FIFA Sepp Platter ayaa Xaqiijiyay in la isticmaali doono adeega Goal Line Video oo ah Aalad Casri ah oo sheegeesa hadii kubadda ay dhaafto leenka u dhaxeeya labada Bir, koobka Aduunka ee sanadka 2014-ka More...
Isku aadka wareega 8-da Champions League oo la sameeyay (Chelsea vs Manchester, Real Vs Tottenham)
Isku aadka wareega 8-da Quarter Final Koobka Horyaalada Qaarada Yurub oo aad loo dhowrayay ayaa goor dhoweyd la sameeyay, iyadoo kooxo dhowr ah oo aan la saadaalineyn inay isku aadaan, ay si rasmi ah isugu soo beegmeen. Xiriirka More...
Arsenal iyo Roma oo Laga Reebay Champion-ka
Kooxda Arsenal ayaa xalay ka hartay tartanka koobka qaarada Yurub ee Champions League, kaddib markii uu naadiga Barcelona 3-1 kaga badiyay lugtii 2-aad ee ciyaarta wareegga 2-aad ee tartanka. Horay ayaa Arsenal More...
Gobolka Banaadir oo u Soo Baxay Fiinalaha Ciyaaraha Gobollada
Ciyaartoyda Xulka Gobolka Banaadir ayaa maanta u soo baxday Ciyaarta kama dambeysta ah ee Koobka u yaalla Gobollada dalka Soomaaliya ee ka soconaya magaalada Garowe. Ciyaar aad u xiiso badneyd oo maanta Garoonka More...
Sool, Gedo, Mudug iyo Banaadir oo ismari waayey
Cayaaro xiisa badan oo maanta 16.12.2010 ka dhacay garoonka Mire Awaare ayaa cayaarta ugu horaysa waxay dhexmartay Gobolada Sool iyo Gedo. Cayartan oo ahayd midii ugu goolasha badanayd inta uu tartankani socdey, More...
Kooxda Liverpool oo Garaacday Chelsea
Kooxda Liverpool ayaa ku xanaaq furatay kooxda horyaalka ugu sareeysa ee Chelsea ,waxa ayna ku qasabtay in murago la hooydaan. Kulan xiiso badan ayuu ahaa ,waxa ayna labada koox qeybtii hore soo bandhigeen cayaar More...
Arsenal oo ku tumatay Manchester City
Tareenkii guusha Man City ayaa si xarago leh waxaa u istaajiyay kooxda dhalinyarada Arsenal . Haddii Tavez dhaawac noqon laheyn , Johnson joogi lahaa guul ayaan gaari laheyn sidaa waxaa ku waashay taageerayaasha More...






