Samir iyo Iimaan

Farabadane

    Inaa Lillaah Wa inaa Illeyhi Raajicuun. Haddaanu nahay qoyska Reer Aw Calishire waxaanu qoyska Reer Cabdi Geelle tacsi iyo samarsiin halkan uga direynaa geeridii naxdinta laheyd ee Eebaheen ku oofsadey Marxuum Cabdullahi Maxamed Cabdi Geelle (Farabadane). Waxaanu Illaahey ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan kuligeenba inaga siiyo marxuumka, More...

by Taleex Media | Published 12 months ago
Tacsiyeyn
By Taleex Media On Sunday, March 25th, 2012
0 Comments

Puntland Concern oo tacsi diraysa

Haddaan nahay Bahda Puntland Concern Group waxaan tacsiyeyn tiiraanyo leh u gudbineeynaa Dhammaan ummadda Soonaaliyeed Gaar ahaan Qoyskii uu ka geeriyooday Madaxweyne Yusuf. Waxaan Alle uga baryeeynaa Naxariistiisa More...

tacsi
By Taleex Media On Sunday, March 25th, 2012
0 Comments

Ardayda Puntland ee Wax ka Barata Dalka Ethiopia oo Tacsi Diraya.

Tacsidan ayay ardaydu u dirayaan dhamaanba shacabweynaha Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday madaxweynihi hore ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo maalintii jimcada ahayd ku dhintay cusbitaal ku yaala magaalada More...

tacsi
By Taleex Media On Thursday, February 2nd, 2012
0 Comments

Tacsi: Cabdullahi Sharif Dhegacade Oo 02/26/2012 Ku Geeriyooday Columbus

TACSI: Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun..Waxaa  ku geeriyooday magaalada Columbus ee dalka Maraykanka, Mudane Cabdillahi Sharif Dhegacade. oo ahaa nin xilal sare ka qabtay dalka Somalia, ahaana nin ku caan More...

tacsi
By Taleex Media On Tuesday, January 17th, 2012
0 Comments

Tacsi: Cabdiraxmaan Aw Cali Shire (Cabdi Timir) Oo Ku Geeriyooday Garowe

Inaa Lilahi Waa Ina Ileyhi Raajicuun Anago ah reer Farah Wayeel iyo reer Warsame Habad, waxaan tacsi u diraynaa reer aw Cali Shire, ee uu ka geeriyoodey Allah uu naxariisto Cabdiraxmaan Aw Cali Shire (Cabdi Timir), More...

tacsi 14122011
By Taleex Media On Sunday, January 15th, 2012
0 Comments

Tacsi: Cabdiraxmaan Aw Cali Shire (Cabdi timir) oo ku geeriyooday Garowe

Anagoo kala xubnaha magacyadoodu hoos ku qoran yahay waxanu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa qoyska reer Aw Cali shire anagoo uga tacsiyadeyneyna geeridii ku timi Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdiraxmaan More...

tacsi 14122011
By Taleex Media On Monday, December 19th, 2011
0 Comments

Odayaal iyo Saraakiil Tacsi u Diraya Qoyska Reer Aw Cali Shire

Anagaoo ah xubnaha magacyadooda hoos ku xusan yihiin oo ku nool magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaan halkan tacsi uga diraynaa qoyska reer Aw Cali Shire anagoo uga tacsiyadeyneyna geeridii ku timi Alle ha u naxariistee More...

tacsi 14122011
By Taleex Media On Friday, December 16th, 2011
0 Comments

Jaaliyadda Magaalada Perth Ee Galbeedka Wadanka Australia oo Tacsi u Diraysa Reer AW Cali Shire

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun. Jaaliyadda magaalada PERTH ee AUSTRALIA iyada oo ka tiiraan yaysan dilkii foosha xumaa ee loo gaystay biri magaydada, marxuun Jaamac Xaji Cali shire & marxuun Mubaarak More...

tacsi 14122011
By Taleex Media On Thursday, December 15th, 2011
0 Comments

Tacsi: Saraakiishii Hore ee Ciidamada Soomaliya ee ku Nool Canada oo Tacsi Diraya

Qaar Ka mid ah Saraakiishii hore ee xooga dalka Soomaaliya ee ku nool dalka Canada ayaa wxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan qoyska reer Aw Cali Shire iyagoo si gaar ah ugu tacsiyadayay Gen Maxamed Cali More...

tacsi 14122011
By Taleex Media On Wednesday, December 14th, 2011
0 Comments

Qoyska Reer Cilmi Ciid oo Tacsi u Diraya Qoyska Reer Aw Cali Shire

Annagoo ah  qoyska reer Cilmi Ciid waxaanu halkan Tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan qoyska reer Aw Cali Shire  meel ay jooganba annagoo uga tacsiyeynayna  geeridi ka dhalatay mashaqadii naxdinta lahayd More...