make music movie

(Dhagayso+Sawiro) Kulan Lagaga Hadlayey Arimaha Nabad Galyada & Xasiloonida Deegaanka Oo Ka Dhacay Magaalada Garoowe

kulan 3

Kulankan oo lagaga hadlayey arimaha nabad galyada iyo xasiloonida guud ahaanba deegaanka isla markaasna ay soo qaban qaabiyeen ururka haween weynaha gobolka Nugaal oo gacan ka helaya hay’adda cilmi baadhista Puntland ee PDRC ayaa maanta ka dhacay guri gobolka Nugaal. Kulanka oo ay kasoo qayb galeen qaar kamid ah nabadoonada iyo waxgaradka kasoo More...

by Axmed | Published 9 months ago
6
By Axmed On Wednesday, December 18th, 2013
1 Comment

(Daawo Sawiro) Islaan Bashiiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Garoowe Ee Caasimada Puntland

Islaan Bashiiir Islaan Cabdule Islaan Faarax oo kamid ah isimada Puntland ayaa maanta soo gaadhay magalada Garoowe ee casimada Puntland kadib safar uu kaga soo amba baxay isimku magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka More...

Gen Shire Cisbitaalka Taleex 1
By Axmed On Thursday, November 21st, 2013
2 Comments

(Dhagayso+Sawiro) Madaxweyne ku Xigeenka PL Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Cisbitaalka Tb-ayda Ee Degmada Taleex Oo Ay Si Wada Jira Uga Hirgeliyeen Gudaha Degmada Taleex Hay’adda Dial Africa & Wasaarada Caafimaadka PL

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen. C/samad Cali Shire ayaa maanta xadhiga ka jaray cisbitaalka TB-ayda ee degmada Taleex oo ay si wada jira uga hirgeliyeen gudaha degmada Taleex Hay’adda Dial Africa iyo More...

siilaanyo12
By Taleex Media On Saturday, October 8th, 2011
0 Comments

Maamulka Siilaanyo oo Taageeray Shirka Taleex Haddii ay Maamulayaan aqoon yahanka (Dhagayso).

Maamulka gooni goosad doonka ah ee sida sharci darada ah ku haytsa magaalada Laascaaniood xzarunta gobolka Sool¬† ayaa sheegay in ay tagaeerayaan shirka Taleex ee Khaatumo2¬† haddi ayay yiraahdeen ay maamulayaan More...

By Taleex Media On Sunday, September 25th, 2011
1 Comment

Ma Taageersan Tahay in Taleex Marti Geliso Shirka Khaatumo

[sws_blue_box box_size="658"] Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ayaa ku dhawaaqay in shirka Khaatumo 2 uu gogashiisa dhigayo magaalada Taaleex ee gobolka Sool. Hadaba Sidee u argtaa go’aankaasi ka soo baxay More...

By Taleex Media On Thursday, September 22nd, 2011
0 Comments

Live Text: Taageer Taleex Media

[sws_blue_box box_size="630"] Halkan waxaan ugu talagalnay Taageerayaasha Taleex Media, maadama ay nagu bateen emailada faraha badan ee taageerada ah ee aad noo soo dirayseen ayaan waxaan page-kan ugu talagalay More...