Caddeymo Muujinaya in ay G6 ka Dambayso Dilalka Taleex ka Socda
Waxaa shabakada Taleex Media soo gaadhay caddeymo codad ah oo laga helay taleefano ay sitaan dad ku dhawdhaw ama taageerayaal u ah kooxda la baxday G6. Shan taleefan oo baaritaan lagu sameeyay ayaa ilaa hada waxa codkiisa si rasmi ah loo hayaa mid ka mid ah taleefanadaas oo caddeynaya in ay G6 go’aamisay in la dilo ciddii ka hortimaada mawqifkooda. Tafatirka More...
Kayse Muuse oo Noqday Qofkii Seddexaad ee ay G6 Nuur Axmed ka Disho
Kayse Muuse Dheri oo ahaa Xisaabiyaha gobolka Sool ee dawlada Puntland ayaa saaka lagu dilay gudaha magaalada Taleex oo uu degaan ahaan ka soo jeedo. Kayse ayaa waxa dilkiisa fuliyay maleeshiyaad ay dhawaan ku tababareen More...
G6 oo Ku Adkaysatay in ay Taleex Shir Ku Qabanayaan Haddii 1000 ku Dhimanayso
Odayaasha cilmaaniyiinta ah ee la baxay G6 ee garwadeenka ka ah mashruuca Khaatumo ayaa si rasmi ah daboolka uga qaaday in ay iyagu qabsadeen magaalada Taleex iyagoo kaashanaya qoyska ka mid ah dadka degaanka Taleex. Cali More...
Waraysigii Caaqil Ismaaciil oo La Naqdiyay (Dhagayso)
Waraysigii uu bixiyay Caaqil Ismaaciil Cali Koore ee uu kaga hadlayay xasuuqii ay gaysteen maleeshiyada ka amar qaadata kooxda G6 ayaa si weyn loo naqdiyay isla markaana laga soo saaray qodoba badan oo qalad ah More...
Webka Lasanod.com oo Xog Ogaal ka haa Dilka Jaamac Aw Cali Shire (Caddeymo)
Shabakada uu qora iskana lee yahay Aadan Cabdilaahi Shuuriye ee lagu magacaabo lasanod.com ayaa waxaa uu qoray warbixin cinwaankeedu ahaa ” Ciidamo ka Tirsan Maamulka Puntland oo Weerar ku soo Qaaday Degmada More...
Reer Buuhoodle oo Tacsi u Diray Qoyska Reer Aw Cali Shire
Anaga oo ah isimadda, cuqaasha, odayaasha iyo bulshaweynta Gobolka Cayn ee gudaha iyo dibaddaba , waxaanu tacsi ugudbinaynaa,qoyska reer Aw Cali Shire anaga oo ka xun geeridda tiiraanyadda iyo naxdinta More...
Magalaada Taleex oo Caawa u Eg God Abeeso.
Magaalada Taleex oo ka badbaaday dagaaladii sokeeye ee 20 ka sano ka socday Soomaaliya ayaa caawa waxaa ay u muuqala eg tahay god abeeso ka dib markii magaalada gabi ahaanba laga jaray korantadii isla markaana dadkii More...
Magacyada Dadkii ay Xasuuqeen Maleeshiyada G6
Wararka u dambeeyay ee naga soo gaadha magaalada Taleex ayaa sheegaya in dhimashada weerarkii fulaynimada ahaa ee ay fuliyeen kooxsda G6 ay tahay 2 qof. dhawaacana uu yahay afar qof. Sida ay Taleex Media u xaqiijiyeen More...
Maleeshiyo Ka Amar Qaadata G6 oo Xasuuq Ka Geeysatay Duleedka Taleex
Maleeshiyaad ka amar qaata odayaasha la baxay G6 ee u hogaamiyo Dr Cali Khaliif Galaydh ayaa maanta duhurkii xasuuq ka geystay duleedka magaalada Taleex. Maleeshiyadan ayaa weerar fulaynimo ah oo gaadma ah ku qaaday More...






