Xaflad lagu maamuusay Raysalwazaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Gaas oo lagu qabtay Minneapolis USA (Daawasho wacan)
Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimey oo lagu soo dhoweynayey Rayzalwazaarihii hore ee Somaliya Dr. Cabdiweli Gaas ayaa ka dhacday Madasha Shirarka ee Minneapolis. Xafladdaasi waxaa kasoo qaybgalay hoggaanka Machadka Cilmibaadhista Geeska Afrika Faysal Rooble iyo kuxigeenkiisa Marwo Fawziya Cabdulqaaddir. Haddaba halkan nagala daawada http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=oq8-EiY1iGM More...
Raysalwazaarihii hore ee Soomaaliya ayaa waraysi khaasa oo Miisaanleh siiyey Somali Public Radio (Daawasho wacan)
Raysalwazaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Gaas ayaa mar uusoo booqday Magaalada Minnesota ee dalka Maraykanka waxa uu siiyey waraysi mugweyn Idaacadda Codka Shacabka (Somali Public Radio). Haddaba halkan More...
Dr xaglotoosiye oo u gebi ahaanba la wareegay howlahii loo igmadey isimada Dhulbahante, maadaama uu Cali ku xeraystay Xamar si uu xildhibaannimo ugu helo, durbana guulo wax ku ool ah usoo hooyey shacab weynaha SSC.(Video)
Hogaamiyaha SSC Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglotoosiye) ayaa kadib markii uu u adkeysan kari waayey khiyaamooyinka iyo tacadiga uu mashruuca Khaatumo Seeg ku hayo bulshoweynta SSC, oo ay kamidyihiin iyadoo mashruucaasi More...
Axmed Karaash oo Waayay Taageeradii Reer Xuddun (Opinion)
Ninka lagu magacaabo Ina Gaadhgaadh ee u shaqeeya mashruuca khaatumo Seeg ee Cali khaliif macmacday waa Axmed karaashe. Ayaa waxaa la soo daristay xaalad dhaqaalo xumo iyo taageero la’aaneed kadib markii laga More...
Axmed Karaash oo lagu wargeliyay in uu iska tago markii laga dan gaaray
Ninka iska leh mashruuca Khaatumo Seeg Cali Khaliif Galaydh ayaa ku wargeliyay Axmed Karaash in uu sida ugu dhaqsaha badan u dhigaa adeegsiga magaca Khaatumo maadama uu dhamaaday xiligiisii hadana loo baahan yahay More...
Hogaamiyaha Khaatumo Seeg oo Ku Faanaya in uu Dilay Rag Jaamac Siyaad ah
Hogaamiyaha kooxda Khaatumo Seeg Axmed Karaash ayaa shaaca ka qaaday in uu dilay rag Dhulbahante ah oo ka soo jeeda gobolka Sool . Karaash oo u waramaya dad tira yar oo beeshiisa ah ayaa ku faanaya in uu dilay labo More...
Karaash oo Bambooyin ka Gudoomay Al Shabaab ah
Hogaamiya kooxda la baxday Khaatumo ee ku dhuumaalaysta inta u dhaxaysa Taleex iyo Caroolay Axmed Cilmi Cismaan (Karaash0) dadka qaarna u yaqaanin Axmed Garaabo ayaa kulan uu dhawaan la qatay koox ka tirsan ururka More...
Axmed Garaabo (Karaash) oo Tuuganimo u Dalacay (Dhageyso)
Axmed Garaabo (Karaash) oo ah oday ku soo jahwareeray qurbaha isla markaana kooxda Khaatumo samaysatay iyagoo qancinaya Garaad Saleebaan oo ay xidid yihiin u magacaabay in uu maqaar saar ka dhigtaan si ay Garaadka More...
Dhageyso codkii Axmed Karaash oo dhamaystiran (Full Version)
Axmed Karaash waxaa caawa sheegay in codkii ay dhawaan warbaahinta xorta ah ay baahiyeen laga been abuurttay isla markaana uu ahaa wax la isu keenay haddaba si taasi meesha uga baxdo ayaan halkan ku soo bandhigaynaa More...
“Ciidankii Naga Kala Yaac, Gudahana Khaatumo Lagama Ogola” (Dhageyso)
Axmed Cilmi Cismaan oo la hadlayay taageerayaasha mashruuca Khaatumo ayaa waxaa uu muddo 30 daqiiqo ah ka hadlayay dhaqaalo la’aan iyo kaajo ba’an oo ku haysa Taleex isagoo aad uga hadlay in ciidanka More...









