Saadiq Abshir oo Sharaxaad Ka Bixiyay Qodobada Puntland Diiday (Cod)

saadiq

Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo ka tirsan baarlamaanka Puntland kana mid ahaa guddigii talooyinka ka bixiyay dastuurka qabyo qoraalka ah ee Soomaaliya. Saadiq oo u waramayay idaacada VOA laanteeda Afka Soomaliga ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyay qodobada ay dawlada Puntland diiday ee ku jira qabyo qoraalka dastuurka Soomaaliya. Halkan ka roggo More...

by Taleex Media | Published 1 hour ago
Saxiixayaasha Road Map-ka
By Taleex Media On Monday, May 21st, 2012
0 Comments

Shir Soomaalida uga furmay Addis Ababa

Saxiixayaasha Road Map-ka Shirka looga hadlayo dastuurka Somalia iyo Roadmapka ayaa ka furmay maanta 21 May,2012 Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, iyadoo shirkaas ay goobjoogayaal ka yihiin ergooyin ka socda More...

siilaanyo (1)
By Taleex Media On Sunday, May 20th, 2012
0 Comments

Saado Cali: “War Hoy Kadaa Dhalinyarada Halaynin, Dad bay ka Dhasheenee”

Fanaanada qaranka Soomaaliyeed Saado Cali Warsame ayaa oraahdeeda ku biirisay qaylo dhaanta laga soo saaray xukunka uu nidaamka Siilaanyo ku riday dad shacab ah oo hantidoodi la boobay isla markaana loo hibeeyay More...

col bakayle
By Taleex Media On Sunday, May 20th, 2012
0 Comments

Col Bakayle: “48 Saac ayaan Khaatumo u qabanay” (Dhagayso)

Shir balaadhan oo ka dhacay magaalada Buuhoodle oo ay isugu yimaadeen waxgarad,siyaasiyiin iyo saraakiil ciidan oo ka soo jeeda gobolka Cayn ayaa ay ku dhaliileen siyaasada hogaanka Khaatumo iyagoo muddo 48 saac More...

New Draft
By Taleex Media On Saturday, May 19th, 2012
0 Comments

Dastuurka: Nuqulka Qarsoodida ah ee Puntland Diiday (Doc)

Shabakada Taleex Media ayaa heshay nuqul ka mid ah dastuurka qarsoodida ah ee ay dalwada Puntland didiay ee la doonayo laga ansixiyo odayasha dhaqanka Soomaaliya. Nuqulkan ayaa si weyn uga duwan kan umada loo akhariyay More...

audio
By Taleex Media On Friday, May 18th, 2012
0 Comments

Muqdisho: Nin u Dhashay Gobolada SSC oo Nolashiisu Halis ku jirto (Dhagayso)

Nin Dhalinyara ah oo lagu magacaabo Cabdinaasir Sulub Aadan yare oo ka soo jeeda gobolka Cayn gara ahaan degmada Xadhadhanka oo ka mid ahaa regda ansixinta dastuurka Soomaaliya kuna sugan Muqdisho ayaa sheegay in More...

DSCF62921
By Taleex Media On Wednesday, May 16th, 2012
0 Comments

Indhosheel Muxuu u Isticmaalay Magaca Axmed Karaash?

Idaacadii subaxnimo ee laanta afka Soomaaliga BBC ee 15 May 2012 waxaa ka baxay waraysi uu bixiyay Maxamed Yusuf jaamac (Indhosheel) oo ka mid ah seddexda madaxweyne ee Khaatumo. Waraysiiga oo uu kaga hadlayay Puntland More...

IMG_0946
By Taleex Media On Tuesday, May 15th, 2012
0 Comments

Ergadii Puntland oo Lagu Soo Dhaweeyay Garowe (Sawiro+Cod)

Garowe ayaa maanta 15 May ,2012 waxa ka soo dagey abaare 12:00 duhurnimo isimadii Puntland uga qaybgalay shirka odayaasha dhaqanka Somaaliyeed ee Muqdisho. Wasiiro ka tirsan xukuumada ,qaar kamida mudanayaasha barlamanka More...

digniin
By Taleex Media On Tuesday, May 15th, 2012
0 Comments

Nin & Naag isku Dhegay Xili Ay Sino ku guda jireen (Video)

Dhacdo foolxumo iyo ceeb tii ugu xumeyd abid uguna yaabka badneyd ayaa ka dhacday magaalada Nairobi ee Kenya ka dib markii haweeney la qabo oo qiyaaneysay ninkeeda ay la kulantey ceeb iyo fadeexad qabsata qof tii More...

_DSC0124
By Taleex Media On Saturday, May 12th, 2012
0 Comments

Kulankii Dhexmaray Amiirka Kuwait iyo Axmed Saleebaan Dafle (Video Gaar ah)

Shabakada Taleex Media ayaa heshay muuqaal gaar ah iyo sawiro kuwaas la xiriira booqashadii Axmed Saleebaan Dafle uu ku tagay dalka Kuwait. Muuqaalka ay Taleex Media heshay ayaa muujinaya kulan gaar ah oo dhexmaray More...