“Dhulbahante Waa ku qaldan yahay in uu Sanaag Sheegto”
Ugaas Xasan Hilaali oo ka mid ah madax dhaqameedka Sanaag oo ku sugan dalka Kenya ayaa sheegay in beesha Dhulbahante aysan degmo ka degin gobolka Sanaag isla markaana sheegashadoodu qalad tahay. Ugaaska oo u waramayay shabakada galgalanews.com ayaa inta araaciyay in ay raali ka yihiin haddii beesha Dhulbahante gobolka Sanaag wax ku helayaan. Halkan More...
Cayn State of Somalia oo lagu dhawaaqay (Dhagayso)
Maamul Lamagac Baxay Cayn state oo lagaga dhawaaqey cariga Mareykanka shabakada kalshaalenews oo wareysi la yeelatey masuliyiinta Mamulkaas mid kamida wareeysigaas oo dhinacyo badan tabanaya Chif Caqli Jamac Mayal More...
Khatumo Oo Ciddad Baxii Dhaaftay, Ma Cayaaray Ku Jirtaa Mise Casharay Dhigaysaa, Yaa Kala Cadayn Kara
Kulanti wanaagsan dhammaantiin,maanta waxaan rabaa inaan ka hadlo 4 qodob si kooban. 1- Khatumo oo ciddad baxday 2- Fallaagada yar ee boqorka xaska u galay 3- Kooxaha diidan ansixint More...
Boqor Cabdilaahi iyo Caaqil Camey oo ka hadlay shirka madaxda dhaqanka (Video)
Kulan qado ah oo maanta dhexmaray raysal wasaaraha Soomaaliya iyo qaar ka mid ah madaxda dhaqanka Soomaalida ayaa waxaa uu Dr Cabdiwali Cali Gaas dardaaran u jeediyay madaxda dhaqanka Soomaalida. Kulankaa waxaa More...
Ergadii Khaatumo oo loo diiday in ay galaan shirka dastuurka
Afar xubnood oo ka mid ah ergadii Khaatumo oo isu diyaariyay in ay ka qayb galaan shirka ayaa laga hor istaagay ka dib markii ay ku guul daraysteen in ay helaan kaararka aqoonsiga ee lagu galayay shirka kuwaas oo More...
Faahfaahin ku saabsan Qarax ka dhacay Degmadda Boocame
Qaraxan oo ahaa nooca gacanta laga tuuro ayaa ka dhacay degmada Boocame ee Gobolka sool gaar ahaan goob laga daawanayey Tv,waxaana halkaas dhawacyo kasoo gareen 2 qof oo dhawacyadoodu kala duwanyihiin. Qaraxa ayaa More...
“Puntland Shirka Way ka Bixi Haddii aan Nagala Dayn…” (Cod)
Garaad Cabdilaahi Cali Ciid oo ka mid ah madaxda dhaqanka Puntland ayaa ka xogwaramay shirka isimada Soomaaliyeed uga socda magaalada Muqdisho. Garaadku waxaa uu ka hadlay habka loo soo xulayo ergada ansixinayasa More...
Wasiiru dowlihii dastuurka Puntland oo geeriyooday
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole,kuxigeenka Gen.Cabdi Samad Cali Shire,gudoomiyaha Barlamanka Cabdirashiid Maxamed Xirsi,xubnaha golaha wasiirada iyo barlamanka ayaa maanta 7,May More...
Qarax ka dhacay Boocame
Qarax nooca gacanta laga tuura ayaa ka dhacay gudaha magaalada Boocame ee gobolka Sool. Wax loo malaynayo bam gacmeed ayaa lagu tuuuray goob lagu daawanayay ciyaaraha (shineemo) oo ku taala bartamaha Boocame. Wararka More...
Hayaag oo si weyn u taageeray Boqor Cabdilaahi (Video)
Beesha Xuseen Siciid (Hayaag) ayaa si weyn u taageertay boqor Cabdilaahi Axmed Cali ka dib banaan bax weyn oo ka dhacay magaalada Ceegaag. Banaabaxan oo ay isugu soo baxeen qaybaha kala duwan ee bulshada beeshaasi More...






