Nin Islaamay Ka Dib Markuu Arkay Habka Dunida Islaamka u Wada Ciidayaan
Iyadoo waayadan dambe si xawli ah loo soo galayey diinta Islaamkan ayaa hadana shacabka aan muslinka ahayn ee Kenya waxaa ay kaga jiraan kaalinta koowaad dadka tirada badan ee maalin waliba soo gala diinta Islam oo Ilaahay halelsiiyey dariiqa saxa ah. Saaka oo ku beegneyd munaasibada ciidul Adhxaada ayaa waxaa si mutadawacnima ah u yimi fagaaraha Sir More...
Raysalwasaare Farmaajo oo Ka qaybgalay Salaada Ciida
R/Wasaaraha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa saakaMasjidul Shuhadaa kula tukaday muslimiin badan, oo ay ku jiraan masuuliyiinta Qaranka. Intaas kaddib, R/wasaarahu waxa ku biiray ciidamda jiidda More...
Gobolada Dalka oo si isku mid ah looga wada ciiday.
Waxa maanta si isku mid ah looga wada Ciiday dhamaan gobolada dalka Soomaaliya iyadoo magaalada Muqdisho iyo magaalooyinka waawayn ee dalka laga dareemayo Faraxadda Munaasabadda maalinta 1-aad ee Ciidul Adxaa. Iyadoo More...
Xujayda oo maanta taagan Banka Carafa
Xujayda Muslimiinta Caalamka ayaa maanta gudanaya Rukniga ugu weyn Ee Xajka. In ka badan 18 kun oo xujey Soomaali ah oo la raaciyay Xujayda Caalamka oo Malaayihiin Muslimiin ah oo sanadkan xajinaya ayaa waxa ay maanta More...
PROF. DALXA “dadka Masaakiinta ah hala caawiyo maalmaha Ciidda”
Wasaradda arrimaha bulshada iyo dhaqan celinta xukuumadda KMG ee Soomaaliya ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqday in ay gargaaraan dadka masaakiinta ah ee aan waxba heysan si ay uga qeyb qaataan munaasabadda Ciidul-Adxaa More...
Ra’iisul wasaare Farmaajo oo u hambaliyeeyay Shacabka Soomaaliyeed
Ra’iisula wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya Max’ed C/laahi Max’ed Farmaajo ayaa hambaliyo kusaabsan maalinka munaasabadda Ciidul Adxa u diray dhamaan Shacabka Soomaaliyeed. Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada More...
Dhagool Maqalkii Dib u Helay Ka Dib Markuu Xajka Tagay Biyaha Samsamkana Cabay
Waa mid ka mid ah awoodda uu ilaahey u leeyahay in wixii uu doonaahi ay dhaqso u ahaadaan. Iraaddada ilaahey ayay ku dhacday in Xaaji Cali Cabdiraxmaan Shariif oo 42 jir ah uu dib u helo maqalkii iyo hadalkii More...
Xujeydii oo maanta u guuray Mina
Iyada oo ay tahay maalintii siddeedaad ee bisha Dul-xijja ayay xujeydu bilaabeen inay u guuraan Mina, taas oo ay kaga dayanayan nabigeenii suubanaa (scw). Hoggaanka nabadgalayada xujeyduna wuxuu fuliyey qorshe More...






