(Dhagayso+Sawiro) Kulan Lagaga Hadlayey Arimaha Nabad Galyada & Xasiloonida Deegaanka Oo Ka Dhacay Magaalada Garoowe

kulan 3

Kulankan oo lagaga hadlayey arimaha nabad galyada iyo xasiloonida guud ahaanba deegaanka isla markaasna ay soo qaban qaabiyeen ururka haween weynaha gobolka Nugaal oo gacan ka helaya hay’adda cilmi baadhista Puntland ee PDRC ayaa maanta ka dhacay guri gobolka Nugaal. Kulanka oo ay kasoo qayb galeen qaar kamid ah nabadoonada iyo waxgaradka kasoo More...

by Axmed | Published 4 months ago
6
By Axmed On Wednesday, December 18th, 2013
1 Comment

(Daawo Sawiro) Islaan Bashiiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Garoowe Ee Caasimada Puntland

Islaan Bashiiir Islaan Cabdule Islaan Faarax oo kamid ah isimada Puntland ayaa maanta soo gaadhay magalada Garoowe ee casimada Puntland kadib safar uu kaga soo amba baxay isimku magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka More...

Sarmaanyo 1
By Axmed On Friday, December 6th, 2013
2 Comments

(Video) Odayaasha, Waxgaradka Iyo Haweenka Sarmaanyo Oo Tacsi U Diray Dhamaanba Dadkii Waxyeelado Kasoo Gaadhay Dagaalkii Taleex

Kulankan oo ay iskugu yimaadeen odayaasha, waxgaradka iyo weliba haween weynaha ku dhaqan degmada Sarmaanyo isla markaasna ay ugu tacsisiyeynayeen dhamaanba dadyowgii ay dhibaatadu kasoo gaadhay dagaaladii ka dhacay More...

Gen Shire Cisbitaalka Taleex 1
By Axmed On Thursday, November 21st, 2013
2 Comments

(Dhagayso+Sawiro) Madaxweyne ku Xigeenka PL Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Cisbitaalka Tb-ayda Ee Degmada Taleex Oo Ay Si Wada Jira Uga Hirgeliyeen Gudaha Degmada Taleex Hay’adda Dial Africa & Wasaarada Caafimaadka PL

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen. C/samad Cali Shire ayaa maanta xadhiga ka jaray cisbitaalka TB-ayda ee degmada Taleex oo ay si wada jira uga hirgeliyeen gudaha degmada Taleex Hay’adda Dial Africa iyo More...

ururka Tayo
By Axmed On Saturday, November 2nd, 2013
2 Comments

(Daawo Video) Dhallinyarada iyo ururada bulshada Taleex oo ku ammaanay Madaxweyne kuxigeenka Puntland nabadaynta, horumarka iyo dadaalka dib uxoraynta Laascaanood ee uu Taleex ka wado.

Kulan oo ay iskugu yimaadeen xubnaha kala duwan ee uu ka kooban yahay ururka dhalinyarada degmada Taleex Talex Youth Organization ee marka magiciisa lasoo gaabiyo loo yaqaano Tayo isla markaasna ay ku taageerayeen More...

cabaas
By Taleex Media On Tuesday, July 2nd, 2013
1 Comment

Col. Cabaas: Kenya iyo Kismaayo ayaan Duulaan ku Nahay(Dhegayso)

Saraakiil sar-sare oo ka tirsan ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya ayaa ku goodiyey iney weerar rogaal celis ah ku yihiin shacabka iyo maamulka Jubaland. Sarkaalkaas oo ku magacaaban Abaandulaha ciidanka More...

By WAFULA WAMUNYINYI On Monday, May 30th, 2011
0 Comments

Help Somalis rebuild their country by ensuring world attention and peace

The civil conflict that has reigned over Somalia for more than two decades has generated problems, not just for that country, but for its neighbours as well. Kenya has been particularly affected. She has not More...

puntland-flag
By Taleex Media On Monday, May 30th, 2011
0 Comments

Puntland oo Beenisay Lacagtii Lagu Qabtay Muqdisho in Gaalkacyo Loo Soo Waday (Warsaxaafadeed)

Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska warfaafinta ee Madaxtooyada Puntland ayaa lagu beeniyay in labadii diyaaradood ee 24-kii bishan lagu qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho islamarkaana More...

opinion
By Taleex Media On Sunday, April 24th, 2011
0 Comments

Somalia: Do Somalis need a state?

The debate about the type of a state Somalis need pits those in favour a federal state again those in favour of decentralised state. Nearly seven years ago when federalism was mooted and made the foundation-stone More...

Switch to our mobile site