(Dhagayso+Sawiro) Madaxweyne ku Xigeenka PL Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Cisbitaalka Tb-ayda Ee Degmada Taleex Oo Ay Si Wada Jira Uga Hirgeliyeen Gudaha Degmada Taleex Hay’adda Dial Africa & Wasaarada Caafimaadka PL

Gen Shire Cisbitaalka Taleex 1

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen. C/samad Cali Shire ayaa maanta xadhiga ka jaray cisbitaalka TB-ayda ee degmada Taleex oo ay si wada jira uga hirgeliyeen gudaha degmada Taleex Hay’adda Dial Africa iyo wasaarada caafimaadka Puntland, waxaana munaasibadii maanta xadhiga lagaga jarayey cisbitaalkani kasoo qayb galay qaar kamid ah madaxda caafimaadka More...

by Axmed | Published 8 months ago
wanted4
By Taleex Media On Thursday, August 16th, 2012
0 Comments

Have You Seen Him?

Yes, Dr. Ali Khalif Galaydh has been spotted in Mogadishu’s dark alleys “armed to the teeth” to make off with parliamentary seat from the upcoming Federal Government of Somalia. Galaydh, a man who is well-rooted More...

Baydhabo
By Jaamac M Nuur Jeele On Wednesday, February 22nd, 2012
0 Comments

Shabaab oo Baydhaba laga qabsaday

Waxaa goordhawayd galay magaalada Baydhabo ciidamada dawladda federaalka ee Soomaliya iyo kuwa Itoobiya kuwaas oo ilaa shalay kusii wajahnaa magaaladaas oo ay horay gacanta ugu hayeen ururka Al-shabaab. Guddoomiyaha More...

xaglotoosiye
By Taleex Media On Friday, January 20th, 2012
0 Comments

Xagalatoosiye: ” Shaqsiyaad ayaa dad ay doonayaan magacaabay” (cod)

Saleebaan Ciise Axmed (Xagalatoosiye ) ayaa ku gacan sayadhay maamulkii lagu dhisay Taleex isagoo sheegay in Cali Khaliif Galaydh uu isagu magacaabay ciduu doono taaso baal marsan rabitaanka shacabka. Xaglatoosiye More...

shacabka Buuhoodle
By Taleex Media On Sunday, January 15th, 2012
0 Comments

Buuhoodle: Shacabka oo guul ka soo hooyay difaaca dalkooda

Live Text Closed >> 8 ka mid ah maleeshiyada Mahad Cabaashe oo ku biiray ciidan beeleedka Tukaraq >> Inna Weji wuxuu ka mid ahaa booliska Laascaanood kuwaaso xalay laga soo qaaday Laascaanood wuxuuna More...

audio
By Taleex Media On Saturday, January 14th, 2012
0 Comments

Aragtida Dhulbahante oo barnaamij laga sameeyay (Dhagayso)

Idaacada codka Maraykanka ee VOA ayaa soo bandhigtay barnaamij ay ku faaqidayso siada ay tahay aragtida beesha Dhulbahante.Barnaamjka ayaa waxaa daadahaynaysa gabadh ka soo jeeda beesha Isaaq oo dood u qabatay seddex More...

CADAMI12
By Taleex Media On Saturday, January 14th, 2012
0 Comments

Daawo Soo Dhaawayntii Eng Cadami ee Taleex

Eng Cadami aaya si weyn loogu soo dhaweeyay Taleex ka dib isku day koox laga tira badan yahay oo doonaysay in ay ka hor istaagto in uu galo Taleex.    More...

cadami in taleex
By Taleex Media On Thursday, January 12th, 2012
0 Comments

Cadami oo Lagu Soo Dhaweeyay Taleex, Karaash oo fashilmay & G. Saleebaan oo dhiig badbaadiyay (Dhagayso)

Maxamuud Maxamed Cali Qodax (Cadami) ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Taleex isagoo hada kulam la qaatay garaadka guud ee gobolada Sool iyo Sanaag garaad Saleebaan Garaad Maxamed. Shabaklada Taleex oo More...

Safarkii Cadami
By Taleex Media On Thursday, January 12th, 2012
0 Comments

Eng, Maxamuud Maxamed Cali Qodax (Cadami) oo ka jawaabay been laga faafiyay

Webab ay caado u noqotay  inay been abuur ka sheegaan dadka u dhashay SSC  ama kala fidneeyaa dadka ayaa waxay faafiyeen warar aan lahayn sal iyo raad kaasoo ku saabsanaa safarka uu wadanku ku yimi Eng. Cadami More...

4 of g6
By Taleex Media On Thursday, January 12th, 2012
0 Comments

G6 Oo La Soo Baxaday Qorshihii Ay Jeebka KU Sidatay

Doraato (09 Jan) ayey ahayd markay kooxda G6 sheegtay inuu si rasmi ah u bilaamay shirkii ay wadeen, iyagoo la hadhay dadkii ay xusheen oo keliya, dadweynihiina u sheegeen inay maanta banaanka joogaan maadaama More...