Bangiga Shahwada Dadka Qurxoon keliya.
Waxaa jira deraasiin Website oo ah kuwa lagu haasaawo kuwaaso hada ka hawlgala internetka, balse waxaa jira mid qudha oo ogolaada in ay ku soo biiraan dadka quruxda badan. Kaaso lagu magacaabo,beautifulpeople.com, Waa Websiteka...
