Warbixin ka soo Baxday Tafatiraha Taleex Media
Ka dib markii ay caddaatay in kooxda Khaatumo Seeg isu bedeshay argagaxiso isla markaana ay bilaabeen dagaal la mid ah kan lagu yiqiinay kooxda Al Shabaab ee u gaarsiga saxafada madaxa banaan ayaa waxa ay shabakada Taleex Media go’aansatay in ay banaanka soo dhigto dhamaan tabaha qarsoon iyo xiririka ka [...]
Axmed Karaash oo Waayay Taageeradii Reer Xuddun (Opinion)
Ninka lagu magacaabo Ina Gaadhgaadh ee u shaqeeya mashruuca khaatumo Seeg ee Cali khaliif macmacday waa Axmed karaashe. Ayaa waxaa la soo daristay xaalad dhaqaalo xumo iyo taageero la’aaneed kadib markii laga yaacay mashruuca fashilka iyi foolxumada Dhulbahante loo samaystay.
Axmed Karaash oo lagu wargeliyay in uu iska tago markii laga dan gaaray
Ninka iska leh mashruuca Khaatumo Seeg Cali Khaliif Galaydh ayaa ku wargeliyay Axmed Karaash in uu sida ugu dhaqsaha badan u dhigaa adeegsiga magaca Khaatumo maadama uu dhamaaday xiligiisii hadana loo baahan yahay mid kale oo danta lagu fushado.
Hogaamiyaha Khaatumo Seeg oo Ku Faanaya in uu Dilay Rag Jaamac Siyaad ah
Axmed Karaash oo ah nin ku caan baxay in kala dirida beelaha Dhulbahante ayaa intii uu majaraha u qabtay siyaasada beeshiisa waxaa uu u geystay dhaawac baaxad weyn iyadoo weerar uu dhawaan ku qaaday dad reer miyi ah oo degan deegaanka Gawsaweyne kaliftay in maamulka Soomaalidiidku uu ciidamo dul dhigo [...]
Karaash oo Bambooyin ka Gudoomay Al Shabaab ah
Hogaamiya kooxda la baxday Khaatumo ee ku dhuumaalaysta inta u dhaxaysa Taleex iyo Caroolay Axmed Cilmi Cismaan (Karaash0) dadka qaarna u yaqaanin Axmed Garaabo ayaa kulan uu dhawaan la qatay koox ka tirsan ururka Al shabaab oo ka soo firxaday kooxfurta Soomaaliya ka gudoomay bambooyinka gacanta laga tuuro oo tiradoodu [...]
Axmed Karaash oo Tuuganimo u Dalacay (Dhageyso).
Axmed Karaash oo ah oday ku soo jahwareeray qurbaha isla markaana kooxda Khaatumo samaysatay iyagoo qancinaya Garaad Saleebaan oo ay xidid yihiin u magacaabay in uu maqaar saar ka dhigtaan si ay Garaadka dantooda uga fuashadaan ayaa hada u dalacay dhaca iyo boobka reer miyiga.
Dhageyso codkii Axmed Karaash oo dhamaystiran (Full Version)
Axmed Karaash waxaa caawa sheegay in codkii ay dhawaan warbaahinta xorta ah ay baahiyeen laga been abuurttay isla markaana uu ahaa wax la isu keenay haddaba si taasi meesha uga baxdo ayaan halkan ku soo bandhigaynaa codkiisii oo dhan 38 daqiiqo.
