Taleex Media Online

Warbixin ka soo Baxday Tafatiraha Taleex Media
Ka dib markii ay caddaatay in kooxda Khaatumo Seeg isu bedeshay argagaxiso isla markaana ay bilaabeen dagaal la mid ah kan lagu yiqiinay kooxda Al Shabaab ee u gaarsiga saxafada madaxa banaan ayaa waxa ay shabakada Taleex Media go’aansatay in ay banaanka soo dhigto dhamaan tabaha qarsoon iyo xiririka ka dhaxeeya Al Shabaab iyo Khaatumo.

Muddo todobaad ah waxa ay shabakadu daaha ka roggotay shaqsiyada caadaqaate Axmed Karaash oo hada noqday “double agent” laba shaadhle.

Shabakadu waxaa ay shaaca ka qaaday kulankii dhawaan Dooxada Nugaal uu kula qaatay kooxda Al Shabaab iyo qorshihii la doonayay in laga fuliyo magaalooyinka waaweyn ee Puntland ee ahaa in weerar bambo gacmeed ah laga fuliyo degamadaas maadama Shabaabku ku wareejiyeen Axmed Karaash 120 xabo oo bambaanooyin ah gaar ahaan nooca loo yaqaano F1.

Waxaan hadaba todobaadkan soo gudbinaynaa sababta ay Shabaabku u danaynayso in ay wada shaqeyn la yeelato xubnaha shaadhka u soo xidhay shacabaka dulman ee SSC waa kooxda Khaatumo Seeg.

Waxaan soo bandhigi doonaan oraahdii uu hogaamiyaha kooxda Al qaacida xiriirka la leh ee Al shabaab Axmed Cabdi Godane (Abu Zubeyr) ku amaanay mashruuca Khaatumo.

Waxaan soo gudbin doonaan kooxda u badan gacan ku dhiiglayaasha ee ku dhuumalayasanaya dalka Maraykanka isla markaana ku kulma shirarka taleefanada gaara ahaan kooxda isugu timaada qolka loogu yeero 500 ee numbarkiisu yahay: +12189364343, Code: 500341.

Qolkaasi oo ah halka laga soo abaabulu dilalka qorshaysan ee ay isu diyaarinayso kooxda Khaatumo.

Waxaan shaaca ka qaadi doonaa magacyada islaamaha (dumarka) dharagta xamili waayay ee qarashka ku bixiyay in qof saxafi ah la soo dilo.

Waxaan soo gudbin doonaan dhamaan codadkii taleefoonada ee aanu qabanay intii la bilaabay mashruuca Khaatumo Seeg kuwaaso ay ku jiraan haween ku yaboohaya iibinta hub sida baasuukayaal kuwaaso ku nool dalka Maraykanka.

Taleex Media uma joogsanayso caga juglaynta iyo hanadaad kasta oo kaga timaada mashruuca Khaatumo Seeg ee hada u xuubsiibtay aragagaxisada.

Waxaan soo bandhigayaan magacyada iyo taleefanada dhamaan xubnihii ku luglahaa ugaarsiga saxafada madaxa banaan kuwaaso aan xogtooda la wadaagnaya hay’adaha amaanka ee caalamka gaar ahaan kuwa ay quseyso.

Jeneraaladii dalwadii Maxmed Siyaad Bare ee 21 sano ka dib weli u muusoonaya daadinta dhiig Soomaaliyeed ayaan soo baandhigayanaa codadkii lagaga qabtay iyago waqtigan ku nool dalalka Galbeedka.

Ugu Dambayntii waxaad Taleex Media todobaadkan ka heli doontaa dhamaan xogta kaa qarsoon ee ku aadan mashruuca Khaatumo iyo hadafkiisa dhabta ahi waxa uu yahay.

Tafatiraha Taleex Media

editor@taleex.net

Nairobi,Kenya

Axmed Karaash oo Waayay Taageeradii Reer Xuddun (Opinion)
Ninka lagu magacaabo Ina Gaadhgaadh ee u shaqeeya mashruuca khaatumo Seeg ee Cali khaliif macmacday waa Axmed karaashe. Ayaa waxaa la soo daristay xaalad dhaqaalo xumo iyo taageero la’aaneed kadib markii laga yaacay mashruuca fashilka iyi foolxumada Dhulbahante loo samaystay.

Axmed Karaash oo lagu wargeliyay in uu iska tago markii laga dan gaaray
Ninka iska leh mashruuca Khaatumo Seeg Cali Khaliif Galaydh ayaa ku wargeliyay Axmed Karaash in uu sida ugu dhaqsaha badan u dhigaa adeegsiga magaca Khaatumo maadama uu dhamaaday xiligiisii hadana loo baahan yahay mid kale oo danta lagu fushado.

Hogaamiyaha Khaatumo Seeg oo Ku Faanaya in uu Dilay Rag Jaamac Siyaad ah
Axmed Karaash oo ah nin ku caan baxay in kala dirida beelaha Dhulbahante ayaa intii uu majaraha u qabtay siyaasada beeshiisa waxaa uu u geystay dhaawac baaxad weyn iyadoo weerar uu dhawaan ku qaaday dad reer miyi ah oo degan deegaanka Gawsaweyne kaliftay in maamulka Soomaalidiidku uu ciidamo dul dhigo Xuddun iyo Awrboogays.

Karaash oo Bambooyin ka Gudoomay Al Shabaab ah
Hogaamiya kooxda la baxday Khaatumo ee ku dhuumaalaysta inta u dhaxaysa Taleex iyo Caroolay Axmed Cilmi Cismaan (Karaash0) dadka qaarna u yaqaanin Axmed Garaabo ayaa kulan uu dhawaan la qatay koox ka tirsan ururka Al shabaab oo ka soo firxaday kooxfurta Soomaaliya ka gudoomay bambooyinka gacanta laga tuuro oo tiradoodu dhan tahay 120 xabo.

Axmed Karaash oo Tuuganimo u Dalacay (Dhageyso).
Axmed Karaash oo ah oday ku soo jahwareeray qurbaha isla markaana kooxda Khaatumo samaysatay iyagoo qancinaya Garaad Saleebaan oo ay xidid yihiin u magacaabay in uu maqaar saar ka dhigtaan si ay Garaadka dantooda uga fuashadaan ayaa hada u dalacay dhaca iyo boobka reer miyiga.

Dhageyso codkii Axmed Karaash oo dhamaystiran (Full Version)
Axmed Karaash waxaa caawa sheegay in codkii ay dhawaan warbaahinta xorta ah ay baahiyeen laga been abuurttay isla markaana uu ahaa wax la isu keenay haddaba si taasi meesha uga baxdo ayaan halkan ku soo bandhigaynaa codkiisii oo dhan 38 daqiiqo.

“Ciidankii Naga Kala Yaac, Gudahana Khaatumo Lagama Ogola” (Dhageyso)
Axmed Cilmi Cismaan oo la hadlayay taageerayaasha mashruuca Khaatumo ayaa waxaa uu muddo 30 daqiiqo ah ka hadlayay dhaqaalo la’aan iyo kaajo ba’an oo ku haysa Taleex isagoo aad uga hadlay in ciidanka uu meesha ku hayay oo uu qiray in  ay ahaayen oo kaliya qoyskiisa ay kala yaaceen.