Safaarada Soomaaliya ee kenya oo ka Dayrisay xaalada Amaan ee Qaxootiga Soomaalida
Danjire Maxamed Cali Amerika oo ah safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa sheegay in dowladda Kenya ay kala hadli doonaan sidii wax looga qaban lahaa amaandari haysatada Qaxootiga Soomalida ee ku jira xeerooyinka More...






