Tag archive for ‘Soomaaliya’
By Taleex Media On Friday, November 26th, 2010
0 Comments

Safaarada Soomaaliya ee kenya oo ka Dayrisay xaalada Amaan ee Qaxootiga Soomaalida

Danjire Maxamed Cali Amerika oo ah safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa sheegay in dowladda Kenya ay kala hadli doonaan sidii wax looga qaban lahaa amaandari haysatada Qaxootiga Soomalida ee ku jira xeerooyinka More...

By Taleex Media On Monday, November 22nd, 2010
0 Comments

Baarlamaanka waa lagu kala dareeray

Baalamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu kala dareeray ka dib markii uu muran xoog lihi ka dhacay in codka loo qaadayo xukuumaddu uu ahaado qarsoodi iyo in kale. Sida ay weriyayaashu ku soo warramayaan, mudanyaaal More...

Switch to our mobile site